Riyada Madaxweynaha Jabuuti ila soo hadlay iyo anoo weelal dhaqaya

Riyada:

SALAAM
1 waxaan ku riyoday anigoo jooga guriga waxaan xalaya weel badan oo ah suxuun cadcad oo dhoobo ah
2 waxan ku riyoday anigoo jooga guriga waxa ila soo hadlay madaxwaynaha jabuuti wuxu leeyahy aqalka iga nadiifi ana waan maydhay hadana waan masaxay anoo is leh yaanu kuugu iman

Riyada Madaxweynaha Jabuuti ila soo hadlay iyo anoo weelal dhaqaya
Riyada Madaxweynaha Jabuuti ila soo hadlay iyo anoo weelal dhaqaya

Fasirka:

Riyada hore waxay tilmaamaysaa munaasabad farxad leh aad isku diyaarin doonto.

Waxaa laga yaabaa arrin weyn oo mustaqbalkaaga ku saabsan inay tahay.

Riyada labaadna waa arrin weyn farxad leh aad heli doonto.

Waa guuul aad gaari doonto waa khayr.

 

Halkan ka daawo riyada dhardhaqidda

 

The first dream indicates a happy event that you will prepare for.

It may be a big thing about your future.

The second dream is a big happy thing that you will receive.

It is a success that you will achieve and it is good.

Leave a Reply