Riyada bisadda oo igu soo boodayso
Riyada:
Salam aleikoum sheikh
Waxan ku riyoday bisad ama mukulaal sad u taqano oo aad u xanaqsan intey igu so bodey cidiyahega fariga iga dhawacday dhiig iga socda wan iska fujin kari wayey wan damqanaya riyada dhexdeda
Talabad dhawr sano ley qaba caruur ma lihi

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa naag sixirey ah oo sixir samaysay.
Waxaa dhici karto in sixir ku hayo.
Ku dadaal akhriska quraanka.
Daawada sixirka halkan ka daawo
The dream refers to a woman who is a sorcerer and has cast a spell.
She may be under a spell.
Try to read the Quran.
