Categories
Talooyinka Consultation

Aroos cusub baan ahay istiin waan ku kacaa laakin waa iga damaa

Su’aasha: Asc Daruur.com, dhawaan ayaan guursaday aroos cusub baan ahay xaaskayga markan istiiminayo aad buu xubinkaygu u kacsanyahay lkn markaan Damco inan hawsha bilaabo ee aan xubinka saaro bishimaha yaryar ee cambarka xubinkygu wuu damayaa. Jawaabta:  Maadaama aad ku cusub tahay guurka aadna tahay qof dhalinyar ah mushkiladaada waa mushkilo nafsi ah, waxaa laga yaabaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofka siduu ku gaari karaa mustaqbal heer sare ah

Su’aasha: Waxaan ahay qof dhalinyaro ah. kana fekira siduu mustaqbal wanagsan uyelan lahaa. hadane Waxaan ka baqayaa inaan muujiyo xirfadahayga. dhibatadaan sidaan uga bixi lahaa oo qalbigayga aan uga saari lahaa baan ka fekiraa. hadane waxey ila noqotaa midaas mid aan fududeeyn.Waxaan waligey ku hammiyi jiray inaan noqdo qof wax bartay, isku kalsoon, haddana dariiqaas […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Caanaha la cabo habeenkii xilliga la jiifanayo

Caanaha la cabo habeenkii xilliga la jiifanayo Su’aasha: Assalamu calaykum dhamaan Bahda daruur Alle hanee barakeeyo dhaamtiin Wll waxaan la yaabay habeenkii xilliga la jiifanayo oo hurdada la Isku diyaarinayo markaan koob Caano cawo OO aan hurdo, waxaan soo toosa anigoo xubinteeda taranka iyo cajaraha OO leh qoyaan mar walba OO an cabo waa sidaa, […]

Categories
Talooyinka Consultation

Irbada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa

Irbada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa Su’aasha: Asc walo irabada platelet rich plasma waan isku muday hoosta iyadoo laku yaraynayo iyo dareenka ah marka maxan kala kulmi kara hatan mahadsanid Jawaabta: Dhakhtarka kugu duray ayaad kala socon kartaa waxyaalaha aad kala kulmayso iyo natiijada, aniga waan kuu sheegay guud ahaan waxay tahay irbaddaas […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Waxan ahay marwo naasaha ayaa iga dhacay talo isiiya

Su’aasha: Wll waxan ahay marwo marka naasaha ayaa iga dhacay laba carurana wan haysta marka ma jirtaa daawo la orankaro way jojisa korninka nasaaha ama yaraynaysa. Jawaabta: Naasaha dhacay inta badan waxay ka dhashaan isbadalka jirka gabadhii buurnayd oo caato noqota ama naagta hooyo noqota dhalmada iyo nuugmada waxaas oo dhan waxay saameeyaan naaska haweeneyda, […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar guursan rabto beenlow hanti leh oo talo u baahan

Gabar guursan rabto beenlow hanti leh oo talo u baahan Su’aasha: scw bahda daruur wan idin salamay waxan u bahanay iinaa leyga jahilbixiyo raga beenta badan ma dhaqan karan guri , waxan maqlay ninka iy naagtisa been inay isu sheegi karan, maxad kula talin laheden gabadhi jeclaato nin beenlow ah oo hanti leh. Jawaabta: Marka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan wiilkayigu wa 8 jir xili kasto hawadu qabawudahay aad u qufaca /dry cough/ marka dhakhtarka wan geeya waxay daawo siiyan /paracetamol & antibiotics syrup/ wax yar bu ku fiicnaada hadana u kusoo laab’ […]