Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo

Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo

Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo Su’aasha: Dawadan ladhoho Rhino 10k maxa lo isticmalaa sawirkeda Wan so dhigi Kari wayay Jawaabta: Haddii aad ka waddo daawada lagu magacaabo Rhino C waa daawo loogu talaggalay in lagu daaweeyo hargabka iyo caburnaanta dhuunta xiliga qofka hargabka hayo, waxay wadataa xanuunjoojiye iyo qandhajabiye waxaa kaloo ay […]

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan wiilkayigu wa 8 jir xili kasto hawadu qabawudahay aad u qufaca /dry cough/ marka dhakhtarka wan geeya waxay daawo siiyan /paracetamol & antibiotics syrup/ wax yar bu ku fiicnaada hadana u kusoo laab’ […]

Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca

Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca

Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca Su’aasha: sc waxaan maqlay toonta aad bay ugu roon tahay qofka hargabka ku dhacay hadalkaas maxaa ka jiro? Jawaabta: Hadalkaas wax sax toonta aad bay ugu roon tahay hargabka iyo dhuun cuncunka, waxaa la sheegay inay toonta ku jirto maaaddo lagu magacaabo Allicin waa maaddada urka toonta […]

Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn

Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn

Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn Su’aasha: Bahda daruur waad ku mahadsan tihin waxa ad ino soo gudbinaysan, waxan qabaa su’aal caafimaadka la xiriirta taas waxay tahay, qufac daran oo aan haraynin wax igaso baxayo ma jiran kaliya waa qofac qalayl ah sharoobada qufacana wax waa ka tari waysay ma jiraan dawooyin dabiici ah […]

Malmalka maxaa lagu daaweeyaa

Malmalka maxaa lagu daaweeyaa

Malmalka maxaa lagu daaweeyaa Waa maxay malmal?  maxaa see lagu yiraahdaa afka ingiriiska iyo afka carabiga?Malmalka english lagu yiraahdaa “Myrrh“, afka carabigana  waa   “مر“Geedka malmalka wuxuu dhererkiisa gaarayaa afar mitir wuxuu leeyahay laafo qodax leh, qaabka malmalka lagaga soo saaro waa in la jeexo geedka markaas ayuu dhacaan soo deynayaa dhacaankaas ayaa noqda malmalka.Malmalka […]

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo v

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo Su’aasha: Waxaan idinka rabaa inaad igula talisaan daawada dabiiciga ugu fiican hargabka iyo qfaca iyo sanka oo wada xiran. Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo liin malab sanjabiil Jawaabta: Hargabka ama qabowga waxaa sababa fayras xilli gaar ah u badan sida waqtiyada qabowga laakin waxaa jiro daawooyin dabiici ah […]