Irbada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa

Su’aasha:

Asc walo irabada platelet rich plasma waan isku muday hoosta iyadoo laku yaraynayo iyo dareenka ah marka maxan kala kulmi kara hatan mahadsanid

Irabada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa
Irabada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa

Jawaabta:

Dhakhtarka kugu duray ayaad kala socon kartaa waxyaalaha aad kala kulmayso iyo natiijada, aniga waan kuu sheegay guud ahaan waxay tahay irbaddaas markaad isoo weyddiisay.

Teeda kale haddii dhakhtarka kugu yiri hoos baa lagu yareeyaa waxay noqon kartaa meesha inay hilib u yeesho

oo ay koriinkeeda wax ka badasho markaas way dhici kartaa in ciriiri ay noqoto xubinta inkastoo aanan arag in lagu yareeyo bahalka dumarka,

waxaan kuu rajaynayaa in Ilaahay daawo kugu daro

Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo

 

You can follow up with the doctor who injected you about the things you are experiencing and the results,

I told you in general what that injection is when you asked me.
On the other hand, if the doctor told you that it is being reduced below,

it could be the place where it becomes fleshy and its growth changes, then it could be that the organ becomes narrow,

although I have not seen it being reduced in women, I hope that God will give you medicine

Leave a Reply