Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan wiilkayigu wa 8 jir xili kasto hawadu qabawudahay aad u qufaca /dry cough/ marka dhakhtarka wan geeya waxay daawo siiyan /paracetamol & antibiotics syrup/ wax yar bu ku fiicnaada hadana u kusoo laab’ […]
Mid kamida quumanka ayaa i bararay maxaa daawo u ah

Mid kamida quumanka ayaa i bararay maxaa daawo u ah Su’aasha: Mid kamida qumanka ayaa ibarara marwalba dhagtuna way ixanuuntaa dhakhtarku ma ku xanuunayaan buudhaha qunanku ee waa caloosha ayaa bukhuur la imaanayaa hada sanad waan qabaa bararku kama dhaco maxay noqon bartaa. Jawaabta Waxaa keena xanuunka quumanka sababo badan waxaa fiican in baaritaan lagu […]
Dhagaha iyo dhanxaniga oo i cuncuna

Su’aasha: Asc dhaman bahda salan kadib Waxan isku arkay cun cun dhagaha gar ahan mida bidix iyo dhanxaniga waliba markay cuncunkaas igu bilowdo waan hindhisaya waliba said sida qof sanbor hayo cml mana qabo sanbor waxan kolki hore moday sanbor waxana isku barobeyay waxwalbo sanborka qofka qabo kukicinkaro iyo melaha buxta badan waxna kama aan […]
Xaakada badan oo cagaaran sida dabiiciga loo daaweeyo

Xaakada badan oo cagaaran sida dabiiciga loo daaweeyo Su’aasha: Niyow xaaqo aan ubadan oo cagaar ah Ayan leyahay dhowrki sano ee udambeyay markan candufta liqaya inay dhunta ixirantahay ay dareemaya dadka wa infections Ka ayay igudeheen si dabiici oo aan iska daweyn Karo majirto waqtiyada aan soomanahay ay idaran intaa kale Dan kama galo. Jawaabta: […]
Dhuunta ayaa wax iga soo baxeen ma aqaano maxaa talo ah

Su’aasha: Dhuunta ayaa wax iga soo baxeen ma aqaano Mxaa sameeyaa Daruur Jawaabta: Adiga wax faahfaahin ah maadan soo gubinin oo dhuunta kaa haysto sidee lagu ogaan karaa waxa uu yahay dhibka ku haysto, waxa dhuunta kaaga soo baxay nabar miyaa fin miyaa miyuu kaga soo baxay dibadda ama gudaha? xanuun miyuu leeyahay, waxaas oo […]
