Gabdhaha da’doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida

Gabdhaha da'doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida

Gabdhaha da’doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida Su’aasha: A S C, waxa jira gabdho la guursanin oo da’doodu ka hooseeyo 20 jir kuwa jidhkoogu buuran yahay iyo kuwa caato ahba marka hore iyago naaso yaryar o adag lahaa unbay mudo yar kadib naasahoogu intay jilcaan aye dhacayaan ma ladhihi karaa waxa sabab u […]

Waxan ahay marwo naasaha ayaa iga dhacay talo isiiya

Waxan ahay marwo naasaha ayaa iga dhacay talo isiiya

Su’aasha: Wll waxan ahay marwo marka naasaha ayaa iga dhacay laba carurana wan haysta marka ma jirtaa daawo la orankaro way jojisa korninka nasaaha ama yaraynaysa. Jawaabta: Naasaha dhacay inta badan waxay ka dhashaan isbadalka jirka gabadhii buurnayd oo caato noqota ama naagta hooyo noqota dhalmada iyo nuugmada waxaas oo dhan waxay saameeyaan naaska haweeneyda, […]

Saliid seytuunka waxa ay u tarto naasaha

Saliid seytuun waxtarka naasaha ay u leedahay

Saliid seytuunka waxa ay u tarto naasaha Su’aasha: scw waxan raba inad iga jawaabtan su’aasha oo ah saliid seytuun hadaan ku daliigo habeen walbo naasaha wax ma u tartaa waxan maqlay in saliida seytuunka naaska ay weynayso waxan raba inaad ii sheegtaan faa’idada ay u leedahay saliida seytuunka naasaha dumarka. Saliid seytuunka waxa ay u […]

Naasaha dhacay sababta keento iyo xalka iyo daawada

Naasaha dhacay sababta keento iyo xalka iyo daawada

Naasaha dhacay sababta keento iyo xalka iyo daawada Su’aasha: scw bahda daruur wan idin salamay aad ban ugu farasanahay webkan qimaha badan oo aan ka faa’ideysto oon maalin kaste soo galo, su’aal ayan qabaa oo ah naasaha dhacay maxaa lagu adkeyn karaa sababta keenta naaska gabadha inuu dhaco waa maxay cunto ma jirtaa naaska dhacay […]

Hablaha yaryar oo naasaha waaweyn maxaa u keeno

Hablaha yaryar oo naasaha waaweyn maxaa u keeno

Hablaha yaryar oo naasaha waaweyn maxaa u keeno Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur melwalba aad jogtaan salan kadib waxaa rabaa inan ogado gabdhah qar ayaga oo lagursan ilmana aysan dhalin aya naahasa kadhacaan ama ay aad u weynaadan sida qof ilma dhalay oo kale marka maxa sababi karo ama ukeena arinkaa waliba sida qof caruur […]