Categories
Talooyinka Consultation

Qalooca geedka ninka la xidhiidha

Qalooca geedka ninka la xidhiidha Su’aasha: Asc Waan ku salamey salan kadib laba sual oo wada socda aa qaba, Geedka ninka hadii qalooc galo ama uu dhexda ka qaloocdamo qaloocaas oo ka dhigaya geedka mid foorara . Sual 1aad geedka ma latoosin Kara qalooca ma laga saari kara. ? Sual 2aad geedka foorara isna kor […]

Categories
Talooyinka Consultation

Waa maxay scholarship see loo codsan karaa waana imisa nooc

Waa maxay scholarship see loo codsan karaa waana imisa nooc Su’aasha: Aac dr alah kuxafido inta kadib waxa raba ina wax igashegto scholarship jamacadaha iyo wadamada ugu fican iyo qabka lotagayo iyo qababkay kalayihin mahadsanid. Jawaabta: Scholarship ama deeq waxbarashao ama  منحة دراسية  waa nidaam la yaqaano jaamacadaha caalamka oo dhan badankooda ay bixiyayaan, deeqda […]

Categories
Af English Talooyinka Consultation

Dictionary weedho English to Somali oo free ah

Dictionary weedho English to Somali oo free ah Su’aasha: Asc wan kusalamay Dr alah dambigaga dhafo inta kadib Waxan raba in lahelikaro hadu jiro dictionary wedho English to somali aha mahadsanid. Jawaabta: Way jiraan buugaag English iyo soomaali oo dictionary ah laakin waa lacag maktabadaha ayaad ka heli kartaa, sidoo kale iyagoo online ayaad gadan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka

Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka Su’aasha: asc sxbyal waxaa iheysta cudur nafsi ah hadii aan arko riyo ama waxyar waxe ila noqonaayan wax ween oo ilaa heer aan nolosha kaquusto ayaan gaara shakigeega io waswaaskeega zaaid waye waxaan rabaa inaan kafikirin wax dhici doona sababtoo ah maskaxdeeda marwalba wax dhici doona ayee itusee […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Faasiliinta dadka cadcad ma madoobaysaa

Faasiliinta dadka cadcad ma madoobaysaa Su’aasha: Asc walaal cream ka faasiliin ta dadka cad cad miyay madoobaysaa + Aniga iyo nin carab ah ayaa wada shaqaysana labadeena waa isku midab eg nahay lkn waxaan layaabay aniga qoraxda markaa wax badan ku socdo way I qabanayaa oo xoogaa midabkayga way badalaysaa lkn ninka carabka asiga si […]

Categories
Talooyinka Consultation

Turki ayaan aadi rabaa maxaad igula talinaysaan

Su’aasha: Asc walaal ayaan taan waxaa I gashay hawo ah inaa turkeyga tago nolol macaan galo somalia dhibteeda iskaga tago lkn qof wax bartay maahi qof shaqeeyana ma ahi lacagta aan ku aadi lahaa xitaa meel aan ka keeno ma haayo hada waxaan ku noolahay garowe waxaan ku noolahay nolol qurux badan familykaaga la noo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar aan laqabin oo dareenku kubadanyey xiliga caadada ay ka daahirto kadib maxaa xal u ah

Gabar aan laqabin oo dareenku kubadanyey xiliga caadada ay ka daahirto kadib maxaa xal u ah Su’aasha: Waxan ahay gabar 20 jir ah wali an la guursan , Xiliga an xaydka ka daahirsado kadib waxan isku arka dareenkeyga oo aad u kaca bila sabab, Hadan is mashquuliyo xataa iga tagi maayo xiliga shaqada, xiliga hurdada […]