Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka

Su’aasha:

asc sxbyal waxaa iheysta cudur nafsi ah hadii aan arko riyo ama waxyar waxe ila noqonaayan wax ween oo ilaa heer aan nolosha kaquusto ayaan gaara shakigeega io waswaaskeega zaaid waye waxaan rabaa inaan kafikirin wax dhici doona sababtoo ah maskaxdeeda marwalba wax dhici doona ayee itusee shakigeega halkas ayuu igeeya sidee uga hortaga waxa dhici kara io waxa dhici doonaba aanan uga fikirin

Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka
Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka

Jawaabta:

Waxa ku haya waa waswaas, wuxuu leeyahay noocyo badan sidoo kale qaabab badan ayuu u imaanayaa,

marka waxaad kaga bixi kartaa inaad si dhab ula dagaallanto in badan ayaan ka hadalnay,

qaababka loo joojiyo waan kasoo hadalnay linkiyadan ayaad ka akhrisan kartaa:

  1. Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah
  2. Habka ugu fiican oo waswaaska shaydaanka lagula dagaallamo
  3. Waswaaska sida qalbiga looga saaro
  4. Waswaas ayaa iga haysto wax walbo dharka iyo cuntada
  5. Ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa
  6. Waswaska marka  muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa
  7. Murugada waxa keena iyo daawada dhabta ah
  8. Daawada cudurka niyadjabka (Depression) ee ugu fiican

 

 

What is holding you back is obsession, it has many types and also comes in many forms,

so you can get rid of it by seriously fighting it, we have talked about it a lot, we have talked about ways to stop it, you can read it in these links:

What is the cure for excessive doubt and obsession with death

The best way to fight the obsession of the devil

How to remove obsession from the heart

Obsessions have everything from clothes to food

What is the treatment for a man who is very suspicious

Obsessions come back after a period of absence, what is the reason

What causes sadness and the real medicine

The best medicine for depression

Leave a Reply