Gabar aan laqabin oo dareenku kubadanyey xiliga caadada ay ka daahirto kadib maxaa xal u ah
Su’aasha:
Waxan ahay gabar 20 jir ah wali an la guursan ,
Xiliga an xaydka ka daahirsado kadib waxan isku arka dareenkeyga oo aad u kaca bila sabab, Hadan is mashquuliyo xataa iga tagi maayo xiliga shaqada, xiliga hurdada maba seexan karo xiliga waxbarashada marwaliba wan dareemaya. Sidookale hadan arko nin jidh ahaan dhisan oo agtayda maraya wan is badalaya,
Maxaa xal ah walal.

Jawaabta:
Way jiraan dumar sidaas ah taasna waxay u noqonaysaa hormoonada jrika isbadalka ay isbadalayaan xiliga gabadhu dhiiga caadada ay qabto.
Teeda kale marka nin aad aragto inaad damacdo waa arrin la xiriirta shawada badan iyo dareenka kugu jiro, sidaa awgeed ayaa dumarka iyagana loo faray inay raga indhaha ka laabtaan.
Su’aashaada su’aal la mid ah halkaan ka akhriso waxaad ka helaysaa faahfaahin dheeraad ah:
There are women like that and that is due to the hormonal changes that occur during a woman’s menstrual cycle.
On the other hand, when you see a man and you desire him, it is related to your high libido and feelings, so women are also instructed to avert their eyes from men.
Read a similar question here and you will find more details:
