Geedka ninka oo dhinaca bidix u qaloocan

Geedka ninka oo dhinaca bidix u qaloocan

Geedka ninka oo dhinaca bidix u qaloocan Su’aasha: Asc xubinta taranga guska oo hal dhinac u janjeera ama u qaloocan waliba dhanka bidix taas maxaa la dhihi karaa wax dabiici miyaa Jawaabta: Waxaa loo yaqaanaa  qalooca xubinta ninka Phallocampsis Xubinta raga inay ahaato mid dhinac u qaloocan waa wax dabiici ah. Raga qaar xubintooda waxay […]

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa'ido weyn

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn Su’aasha: Sxb waku salamay xubinka ninka marka uu kacsanyahay xididada waaweyn ee ka muuqda mararka qaar maxay muujiyaan taasoo kale qatar ma horseedi kartaa Jawaabta: Xididada si xoog uga muuqda xubinta taranka ninka waxay noqon karaan kuwo dabiici ah haddii aan xanuun jirin, […]

Qalooca geedka ninka la xidhiidha

Qalooca geedka ninka la xidhiidha

Qalooca geedka ninka la xidhiidha Su’aasha: Asc Waan ku salamey salan kadib laba sual oo wada socda aa qaba, Geedka ninka hadii qalooc galo ama uu dhexda ka qaloocdamo qaloocaas oo ka dhigaya geedka mid foorara . Sual 1aad geedka ma latoosin Kara qalooca ma laga saari kara. ? Sual 2aad geedka foorara isna kor […]

16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa

16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa

Su’aasha: scw waxan jira 16 sano bil gudaheda 5 jer ayaan riyo kubiyabaxay waxan ka darema xanun guska maxa tas kenaysa cudur miya Jawaabta: Qofka marka uu yahay da’dan oo kale aad buu riyo u arkaa wuxuu ku cusub yahay qaangaarka marka biyaha isla markii ayay usoo bataan xanuunka uu ka dareemayo wuxuu ka dhashaa […]