Categories
Sawirada

Sawirada beeraha degmada Afgooye

Sawirada beeraha degmada Afgooye Afgooye waxaa la dhihi karaa waa meesha ugu qiimaha badan dhulka Soomaaliyeed. Afgooye waa meel aad barwaaqo u ah. waxaa ku nool Afgooye dad badan oo kasoo jeeda meelo badan. laakin dadka degaanka degan oo asalka ah waa beesha Galadi. beesha Galadi waa dadka ku hadla afka maayga oo waligooda deganaan […]

Categories
News Sawirada

Iran oo soo saaraty diyaarad cusb lagu magacaabo Simurgh

Iran oo soo saaraty diyaarad cusb lagu magacaabo Simurgh Simurgh waa diyaarad aan lahayn duuliye waxay awooddaa inay duusho 24 saac is daba joog ah waxay gaari kartaa masaafi la eg 1500 kiilomitir  meesha ugu sarreyso ay gaari karto waa 2500 feet waxay qaadi kartaa gantaallo iyo bambooyin sidoo kale waxay jaajuusi kartaa wax walba […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Sawirada sambuuska Soomaaliyeed

Sawirada sambuuska Soomaaliyeed Soomaali waxay caan ku tahay cuntada loo yaqaano sambuus. waa dhaqan aad loogu yaqaano daafaha dalka soomaaliya waxaa la sheegaa sambuuska inuu kasoo galay India laakin soomaalida waxyaabo ayay ku dareen qaab kale ayay u yeeleen. carabta sambuuska waxay galiyaan qudaar ama farmaajo laakin soomaalida waxay dhex galiyaan hilib iyo basal ama […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Sawirada xalwada iyo burka cusub

Sawirada xalwada iyo burka cusub Soomaali waxay caan ku yihiin xalwada iyo bursaliidka nooca aadka u macaan badan.             xalwada waa dhaqan kasoo galay dalka Cumaan waxayna sameeyaan ilaa iyo hadda xalwada.  Burka saliidda nooca cusub waa nooca ka muuqda sawiradan marka la dubo ayaa la dhexgaliyaa sokor la karkariyay […]

Categories
Sawirada

Sawiro laga qaaday doogga Sanaag

Sawiro laga qaaday doogga Sanaag tilmaamaya quruxda ay leedahay Soomaali. meeshan waa gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaali. Sawiradan goor dhow ayaa la qaaday waa sawiro aad iyo aad u qurux badan. sawiradan meelo badan ayay gaareen. haddii waqooyiga soomaali sidan uu u qurux badan yahay . maxaad u malaynaysaa koonfurta soomaaliyeed.  oo ah meesha ugu […]

Categories
Sawirada

Sawirada Sheekh Umal ee kulanka Muqdisho

Sawirada Sheekh Umal ee kulanka Muqdisho Wasaarada Owqaafta iyo arimaha diinta XFS ayaa soo agaasintay kulan lagu soo dhaweynayay Sheikh Maxamed Cabdi (Umal) oo ka mid ah culumada Soomaaliyed.   waxaa kasoo qaybgalay kulankaas culimo badan soomaaliyeed oo halkaas kusoo dhoweeyay sheekh umal. sawirada halkaas laga soo qaaday oo kuwan ah iyo dadka martiada ka […]

Categories
News Sawirada

MD Kenya oo siiyay bas haweenka ducaadda ah ee Garissa

MD Kenya oo siiyay bas haweenka ducaadda ah ee Garissa Wararka ka imaanaya dalka Kenya Madaxwaynaba Dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa maanta Madarasada xafsa binti siiriin ee Garissa ku wareejiyay Gaari bus ah oo ay haweenku ku aadi doonaan Madarasada. Madaxwaynaha ayaa haweenka ducaadda ah ee Garissa gaarigan ku guddoon siiyay aqalka madaxtooyada ee dalka […]