Iran oo soo saaraty diyaarad cusb lagu magacaabo Simurgh

Simurgh waa diyaarad aan lahayn duuliye waxay awooddaa inay duusho 24 saac is daba joog ah waxay gaari kartaa masaafi la eg 1500 kiilomitir meesha ugu sarreyso ay gaari karto waa 2500 feet waxay qaadi kartaa gantaallo iyo bambooyin sidoo kale waxay jaajuusi kartaa wax walba cadowga la xiriiri .
Iran oo lagu tiriyo dowladaha awoodda leh ayaa sii kordheyso awooddeeda militari ilaa hadda dowladaha reer galbeedka waxay u la’ yihin xal arrinta Iran.
Simurgh is an unmanned aircraft capable of flying for 24 hours continuously, covering a distance of 1500 kilometers, with a maximum altitude of 2500 feet. It can carry missiles and bombs, and can also spy on anything that comes into contact with the enemy.
Iran has developed a new aircraft called Simurgh
