Categories
Bulsho Society News Sawirada

Sawirada kulanka Sh Umal iyo MD Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abdulahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay xubno matalayey isxilqaameyaasha howlaha Gurmadka Fatahaadaha ee qaar ka mid ah gobollada dalka iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya. Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan dadaallada gurmadka ee shacabka Soomaaliyeed ay u fidinayaan walaalahooda ku dhibaataysan fatahaadda waxa uu ka dhageystay xubnahan oo isugu jiray […]

Categories
Sawirada

Sawirro Xasan Sheekh laga qaaday waa hore

Sawirro Xasan Sheekh laga qaaday waa hore Xasan Sheekh maxamuud intuusan noqon madaxweynaha soomaaliya wuxuu ahaa nin aad u firfircoon oo ka dhex shaqeeya bulshada soomaaliyeed. Sawirada halkaan ka muuqda waa xasan sheekh waagii uu ahaa macallin jaamacadda wax ka dhiga. waxaa la jooga guddoomiyehii baarlamaanka soomaaliyeed Cabdala deerow     Old pictures of Hassan […]

Categories
Sawirada

Sh Shariif oo dagaal qaadi raba

Sh Shariif oo ugu gooddiyay dowladda Sooomaaliya inuu dagaal ku qaadi doona. sheekada waxay  socotaa mar kale qabyaalad. amin arts oo sawirkan ku caddeeyay shariif inuu yahay kooxaha dalka raba inay dumiyaan. Hadalka shariifka dad badan ayaa la yaabay qaabka uu rabo inuu dalka u dumiyo. Sheekada aad bay u culus tahay carabta shaqo culus […]

Categories
News Sawirada

Dhakhtar iligta ugu dheer ku galay Guinness World Records

Dhakhtar iligta ugu dheer ku galay Guinness World Records Dhakhtar u dhashay dalka Germany ayaa siibay iligta ugu dheer adduunka. wuxuu gaarayay dhererka iligta 3.72 sintimitir. halkan ayaad ka arki kartaa sawirka iligtaas: dhakhtarka wuxuu sidaas ku galay  Guinness World Records  ee qiyaasyada. طبيب ألماني يدخل موسوعة “غينيس” للأرقام القياسية، بعد ما اقتلع أطول سن […]

Categories
Sawirada

Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro

Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro Barwaaqo badan ayaa Ilaahay siiyay soomaalida laakin dadka badankooda ma oga. dalka maanta dhibaato badan ayaa ka jirta taasna waxaa sabab u ah dadka oo aan garanaynin dhabta nolosha. sawiradan waa beeraha shabeelaha hoose gaar ahaan Afgooye iyo agagaaraheeda. waxaad arkaysaa gallayda oo soo baxday iyo quruxda beeraha Afgooye. […]

Categories
News Sawirada

Sawiro cusub biyaha Baladweyne

Magaalada Baladweyne ilaa iyo hadda waxaa ka jira fatahaad badan oo aan lasoo koobi karin. Dowladda Soomaali wax bay ka qaban la’dahay, taas oo ay keenayso in dowladda inaysan tabar u haynin maamulka dalka ay sheeganayso waayo madaxda badankooda meesha uma imaanin inay dad wax u qabtaan ee waxay usoo galeen siyaasada inay lacag iyo […]

Categories
News Sawirada

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada ka imaanaya magaalada Beladweyne waxay sheegayaan in magaalada si daran ay biyo ugu soo fahameen. Waxaa la sheegay magaalada Beladweyne sanad kaste dhibkan ayaa soo gaaraya. Dad badan ayaa ku eedaynaya dowladda soomaaliyeed inay taallooyin aan loo baahnayn dhisayso dalkana oo dhibkan ka jiro. Sawirada halkan ka muuqdo […]