Sawiro laga qaaday doogga Sanaag

tilmaamaya quruxda ay leedahay Soomaali.

meeshan waa gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaali.

sawirada awqooyi gobolka Sanaag
sawirada awqooyi gobolka Sanaag

Sawiradan goor dhow ayaa la qaaday waa sawiro aad iyo aad u qurux badan.

sawiradan meelo badan ayay gaareen.

haddii waqooyiga soomaali sidan uu u qurux badan yahay .

maxaad u malaynaysaa koonfurta soomaaliyeed.  oo ah meesha ugu barwaaqo badan dhulka soomaaliyeed.

 

 

Photos taken from the Sanaag grassland
showing the beauty of Somalia.
This place is the Sanaag region in northern Somalia.
These photos were taken recently and are very, very beautiful photos.
These photos have reached many places.
If northern Somalia is this beautiful.
What do you think of southern Somalia?  It is the most prosperous place in Somali land.

Leave a Reply