Noocyada dalagyada quudka ah

Noocyada dalagyada quudka ah 1- dalagga badarka 2- dalagga cagaarka 3- dalagga sonkorta 4- dalagga saliidda 5- dalagga khudradda 6- dalagga furuudka ————————————- 1- Dalagyada badarka 2- Dalagyada digirta أنواع المحاصيل الغذائية 1- محصول حبوب 2- محصول بقولي 3- محصول سكري 4- محصول زيتي 5- محصول خضراوات 6- محصول فاكهة —————————– 1- محاصيل حبية (حبوب-غلال) […]
Geedka digir guduudda

Geedka digir guduudda Dad badan ayaa laga yaabaa inaysan arkin geedka ay ka baxdo digirta caanka ee soomaalida ay u yaqaanaan digir guduud. geedkaas waa geedaha saaqa oo aan lahayn sal xoog leh. dhulka ayuu ku saaqaa sida sawirka ka muuqata, markaas ayuu dhalaa ubaxa digirta ay kasoo baxdo, digirta waxaa laga guraa marka ay […]
Fatahaada wabiga Shabeelle degmada Afgooye

Fatahaada wabiga Shabeelle degmada Afgooye Wabiga shabeelle ayaa soo fatahmay wuxuu maasheeyay degmada Afgooye. heer dadka ku noolaa ay gaaraan inay doon u adeegsadaan xaafadaha dhexdooda. sawiradan waxaa laga soo qaaday fatahaada biyaha degmada Afgooye oo gaaray xaafado aad u badan. Sawirada beeraha degmada Afgooye Shabelle River Floods in Afgooye District The Shabelle River […]
Sawirada beeraha degmada Afgooye

Sawirada beeraha degmada Afgooye Afgooye waxaa la dhihi karaa waa meesha ugu qiimaha badan dhulka Soomaaliyeed. Afgooye waa meel aad barwaaqo u ah. waxaa ku nool Afgooye dad badan oo kasoo jeeda meelo badan. laakin dadka degaanka degan oo asalka ah waa beesha Galadi. beesha Galadi waa dadka ku hadla afka maayga oo waligooda deganaan […]
Mooska Soomaali sida looga jecel yahay caalamka

Muuska soomaaliya iyo qaaimaha uu caalamka u hayo Soomaali waxaa la dhihi karaa waa wadanka ugu moos fiican caalamka. taasna waa laysku waafaqsan yahay. muuska soomaali wuxuu galayaa nambarka koowaad xagga rabitaanka dowladaha caalamka. muuskaas ugu fiican wuxuu ka baxaa koonfurta soomaaliyeed waxaa ugu muhimsan meelaha uu ka baxo degmada Afgooye. Soomaali waagii hore mooska […]
Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro

Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro Barwaaqo badan ayaa Ilaahay siiyay soomaalida laakin dadka badankooda ma oga. dalka maanta dhibaato badan ayaa ka jirta taasna waxaa sabab u ah dadka oo aan garanaynin dhabta nolosha. sawiradan waa beeraha shabeelaha hoose gaar ahaan Afgooye iyo agagaaraheeda. waxaad arkaysaa gallayda oo soo baxday iyo quruxda beeraha Afgooye. […]
