Injineerada Turkiga lagu dilay qaraxa Ex-control

Injineerada Turkiga lagu dilay qaraxa

Injineerada Turkiga lagu dilay qaraxa Ex-control Wadada Afgooye iyo Muqdisho isku xirta Ex-control ayay joogeen labadan qof waxay u yimaadeen dalka Soomaaliya si ay u dhisaan waddadan isku xirta xamar iyo afgooye oo loo yaqaano Ex-control. laakin dugaagta soomaaliyeed oo jirka dadka leh ayaa meesha ku laayay labadan qof iyo dad badan rayid ah oo […]

Fatahaada wabiga Shabeelle degmada Afgooye

Fatahaada wabiga Shabeelle degmada Afgooye

Fatahaada wabiga Shabeelle degmada Afgooye Wabiga shabeelle ayaa soo fatahmay wuxuu maasheeyay degmada Afgooye. heer dadka ku noolaa ay gaaraan inay doon u adeegsadaan xaafadaha dhexdooda. sawiradan waxaa laga soo qaaday fatahaada biyaha degmada Afgooye oo gaaray xaafado aad u badan.   Sawirada beeraha degmada Afgooye Shabelle River Floods in Afgooye District The Shabelle River […]

Sawirada beeraha degmada Afgooye

sawirada beerta afgooye

Sawirada beeraha degmada Afgooye Afgooye waxaa la dhihi karaa waa meesha ugu qiimaha badan dhulka Soomaaliyeed. Afgooye waa meel aad barwaaqo u ah. waxaa ku nool Afgooye dad badan oo kasoo jeeda meelo badan. laakin dadka degaanka degan oo asalka ah waa beesha Galadi. beesha Galadi waa dadka ku hadla afka maayga oo waligooda deganaan […]

Mooska Soomaali sida looga jecel yahay caalamka

Mooska Soomaali sida looga jecel yahay caalamka

Muuska soomaaliya iyo qaaimaha uu caalamka u hayo Soomaali waxaa la dhihi karaa waa wadanka ugu moos fiican caalamka. taasna waa laysku waafaqsan yahay. muuska soomaali wuxuu galayaa nambarka koowaad xagga rabitaanka dowladaha caalamka. muuskaas ugu fiican wuxuu ka baxaa koonfurta soomaaliyeed waxaa ugu muhimsan meelaha uu ka baxo degmada Afgooye. Soomaali waagii hore mooska […]

Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro

Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro

Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro Barwaaqo badan ayaa Ilaahay siiyay soomaalida laakin dadka badankooda ma oga. dalka maanta dhibaato badan ayaa ka jirta taasna waxaa sabab u ah dadka oo aan garanaynin dhabta nolosha. sawiradan waa beeraha shabeelaha hoose gaar ahaan Afgooye iyo agagaaraheeda. waxaad arkaysaa gallayda oo soo baxday iyo quruxda beeraha Afgooye. […]

Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho

Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho

Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho Warar ayaa sheegaya in la bilaabay dhismaha waddada u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. waxaa la sheegay inay Qatar dhiseyso jidkaaas. Sida la og yahay ilaa iyo hadda soomaali kama soo kicin kufiddii ay kuftay. mana rabaan soomaalida inay kasoo kacaan dhulka. tolow lacagtan lagu dhisayo wax miyaa laga […]

Istunka Afgooye iyo Saldanada Galadi 1950

Istunka Afgooye 1850

Istunka Afgooye iyo Saldanada Galadi 1950 Sawirkan waa sawir qadiin ah, muujinaya cayaaraha istunka markuu ahaa sanadka 1950-kii. meeshana waa degmada Afgooye. waxaa la og yahay beesha Galadi oo degta degmada Afgooye waxaa ahayd saldanad xukunta lagasoo bilaabo Magalaada Muqdisho ilaa baardheere. Beesha Goobroon oo ah boqortooyada Galadi ayaa ka talinayay saldanada Galadi. Cayaarta istunka […]