Categories
Sawirada

Sawirada buuraha Sanaag 2020-ka

Sawirada buuraha Sanaag 2020-ka Gobolka Sanaag wuxuu ka mid yahay meelaha ugu bilcda fiican dalka Somali. Siiba marka ay roobab xooggan ka da’aan oo dhulka doog noqdo. Buraaha oo dhan waxay noqonayaan meel cagaaran markaas ayaad arkaysaa quruxda dalka inay tahay mid aad dadka usoo jiidato. Maanta hadday Soomaalio nabad ahaan lahayd waxay noqon lahayd […]

Categories
Sawirada

Sawirada Geela dalka hooyo

Sawirada Geela dalka hooyo Somaali waxay ka mid tahay dalalka ugu xoolaha badan dunida. Waxaa laga helaa xoolo aad u badan sida geela iyo lo’da iyo ariga. Waxaa lagu tiriyaa wadfan hodon ah laakin nasiib darro dadka soomaali ku nool waxaa loo arkaa inay yihiin dadka ugu saboolsan caalamka. waayo meel kaste waxay ka yihiin […]

Categories
Sawirada

Sawirrada Cagaarka iyo barwaaqada Soomaali

Sawirrada dooga iyo barwaaqada Soomaali Sawirradan halkaan ka muuqda waa sawirro cusub oo ku tusiya cagaarka iyo barwaaqada dhulka soomaaliyeed. Sawirradan waxay muujinayaan dhulka iyo xoolaha sida geela iyo lo’da iyo ariga. Soomaaliya waxay caan ku tahay dhul barwaaqo leh iyo dagaal aan dhamaanin. Haddii ay dadka soomaalida qaadan lahaayeen mabda’a islanoolaanshaha waa hore ayay […]

Categories
Sawirada

Sawiro muujinaya qiimaha Soomaaliya

Sawiro muujinaya qiimaha Soomaaliya Soomaali waxaa Ilaahay siiyay dhul aad u wanaagsan. maanta hadday soomaalidu ahaan lahaayeen dad meel dheer wax ka arko waxay ku noolaan lahaayeen dal aad u hormarsan. Soomaali waxay la tartami lahayd dalal maanta lagu tilmaamo inay hormar weyn gaareen. Hantida waa dhulka  dal marka uu haysto dhul barwaaqo wax kaste […]

Categories
News Sawirada

Wacyigelinta corona virus iyo Soomaalida

Sida ay shacabka soomaliyeed u qaadanayaan wacyigelinta cudurka corona virus. maamulka gobolka banaadir iyo wasaaradda oqaafta iyo wasaaradda warfaafinta ayaa isku kaashaday in layska wacygeliyo cudurka corona virus oo aad ugu faafaya dunida. shacabka soomaaliyeed oo ka mid ah shucuubta dagaalada kusoo jiray waayadii dambe ayaa u baahan wacyigelin iyo gargaar. sawirada waa gobolka banaadir.

Categories
Sawirada

Cudurka corona iyo adeegga suuqa

Cudurka corona iyo adeegga suuqa Corona siduu u saameeyay ganacsiga dalka waxaad ka arki kartaa dadka sida ay u kala fogaanayaan. cudurkan oo la sheegay in si dhaqsi layskugu daarto marka lasysu soo dhowaado. Goobtaan waa suuqa qudaarta waad arkaysaa dadka in loo sameeyay xariiqin aysan soo gudbi karin so loo ilaaliyo in lays gaarsiiyo […]

Categories
News Sawirada

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta Feestada yaanyada laysku tuurtuuro oo loo yaqaano afka spanishuka “La Tomatina” waxaa la qabtaa sanad walba arbacada ugu dambeysa bisha siddeedaad agoosto, waxaa laysku tuurtuurayaa 100 tan oo yaanyo ah. feestadaas waxay ka dhacaysaa tuulo la dhaho Buñol oo raacsan gobolka Valencia ee dalka Spain. Yaanyada waxaa […]