Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo sawir ku tilmaamay qolada danta ka leh qaraxyada

Amin arts oo sawir yaab badan kusoo bandhigay ujeeddada siyaasiyiinta qaarkood iyo shabaab. sawirka wuxuu tilmaamayaa qaraxyada soo batay gaar ahaan magaalada Muqdisho. maxaa loo soo badiyay qaraxyada waa maxay danta laga leeyahay inay qaraxyada soo bataan. sawirka Amin arts  wuxuu aad u taageersan yahay dowladda uu hogaaminayo Farmaajo. sawirka ayaad ka fahmi kartaa inuu […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo weli Geelle iyo Biixi ku dheggan

Sawir cusub ayuu ka sameeyay Amin arts mar kale madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Amin arts oo saaran maalmahan labadan qof ayaad ka fahmi kartaa waxa uu wato sawirka oo macne ah. Sawirkan oo tilmaamaya labadan qof inaysan awood lahayn oo kor laga hagayo. dowlad shisheeye ayaa kor ka […]

Categories
Siyaasa - politics

Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa

Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu kala kulmay soomaalida baraha bulshada gaar ahaan kuwa dibadda ku nool weerar iyo eed daran, waxay ku haysteen xiritaanka waddooyinka Muqdisho iyo qaraxyada iyo safaradiisa iwm. dadka isaga weerari jiray waxay ku haysteen waxyaalo hadda Farmaajo maalin kaste ku kacayo. marka waxaad […]

Categories
Siyaasa - politics

Soomaali hal shay ayay ku toosi kartaa ma og tahay?

Dagaal sokeeyaha 1991 waa lawada ogyahay meesha uu soomaali ku riday. haddana waxaa la rabaa mid la mid ah inuu dhaco. taasna waa qorshe ay dageen dalal badan oo raba magaca soomaali in la tirtiro. qorshahaas waxaa fulinaya dad badan oo soomaali kor ka ah hoosna shisheeye ka ah. dadkaas ma rabaan in soomaalida ay […]

Categories
Siyaasa - politics

Muuse Suudi iyo Farmaajo dagaalka cusub iyo dareenka daahsoon

Muuse Suudi iyo Farmaajo kaalinta cusub. Dagaal sokeeye bilowgiisu waa sheekada Xamar ka socoto. Farmaajo oo ay u eg tahay inuu awoodi waayay maamulka Soomaali. dowlad ku fashilantay amaanka Muqdisho waxaad dhihi kartaa dowlad ma aha. laakin waxaa yaab badan Muuse Suudi oo ka faa’idaysana tabaryarida dowladda. sheekada dhab ahaan markaad u  eegto waa qabyaalad […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts sawirka uu ka sameeyay Geelle iyo Biixi

Sawirka uu ka sameeyay amin arts arrinta ganacasade Axmed iyo Muuse Biixi waa sawir runtii meel fog tilmaamaya. muuse bixii ayaa wuxuu u hayaa madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. sawirka waxyaalo badan ayaa laga fahmi karaa. waxaa lagaa rabaa inaad ka dhiibato ra’yigaaga.

Categories
Bulsho Society Siyaasa - politics

Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay?

Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay? Dalkan Soomaali lagu magacaabo marka aad si fiican u fiiriso dadkiisa waa dad lala yaabo. Ma fahmaysid waxa ay  rafaadka u jecel yihiin. Ma jiro ama waa yar yahay qof Soomaali ah oo oggol inuu daacad noqdo. Qaraxyada Xamar kusoo batay waa qaraxyao qorsheysan oo loogu talaggalay soomaali in lagusii […]