Categories
Siyaasa - politics

Amin arts iyo casharka Kenya ay siiso mucaaradka

Amin arts oo sawir ka sameeyay Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. sawirka oo tilmaamaya in Kenya dadkaas ay dabada kasoo riixdo Wuxuu tilmaamay inay soomaali iyaga qas ka wadaan iyo nabadgalyo ay u diiddan yihiin. Aminarts oo maanta sawirkan si cad ugu weeraraya labadan qof oo ka mid ah dadka soomaaliya baddeeda Kenya u saxiixay. […]

Categories
Bulsho Society Siyaasa - politics

Sirdoonka reer galbeedka iyo qaraxyada caalamka

Sirdoonka reer galbeedka iyo qaraxyada caalamka Waxaan shaki ku jirin sirdoonka reer galbeedka in dagaal culus kula jiraan dadka muslimiinta ku nool dunida oo dhan. waxay fuliyaan qaraxyada ka dhaco adduunka si ay uga dhigaan diinta islaamka inay tahay diin xun oo rabta inay caalamka burburiso iyo inaysan ahayn diin caalamka wanaag u keeni karto. […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo mucaaradka shinbirro kawada dhigay

Sawirka Amin arts oo tilmaamaya in laga dambeeyo mucaaradka. ninka shisheeyaha oo geedka hoostiisa ku shubaya lacagta ayaa laga wadaa dowladaha soomaali qasaya sida uu Aminarts u arko. sawirka waxaa ka muuqda Damjadiid dadka ugu waaweyn oo Farmaajo siyaasaddiisa kasoo horjeedo. oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Categories
Siyaasa - politics

Banaanaxa Muqdisho 18 iyo Amin arts

Amin arts oo sawir ka sameeyay banaabaxa 18 Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay inay ka dambeeyaan dad shisheeye rabo inuu adeegsadaan kooxda alshabaab si  loo buburin lahaa qaranka soomaaliya. Dadka Muqdisho ku nool iyaguna waxay leeyihiin annaga canshuur ayaan bixinanna maalin kastena waa lana dilaa. marka sheekada yaa ku saxsan adiga maxay kula tahay.

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts iyo Banaanbaxa magaalada Muqdisho

Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku tilmaamay inay qasayaan Soomaali

Categories
Sawirada Siyaasa - politics

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha Maanta marka ay dhaceen banaanbaxyada kaddib ayuu madaxweyne Farmaajo la kulmay shacabka Muqdisho qeyb ka mid ah. Waxaa kasoo qaybgalay kulankan madax badan. Waa kuwan sawirada lagasoo qaaday kulankaas: Farmaajo hadalo kulul ku hadlay oo lagu tilmaamay inay xambaarsanaayeen gooddi adag oo ku wajahan dadka ka dambeeya sheekada maanta […]

Categories
News Siyaasa - politics

Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video

Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video Farmaajo hadalka uu jeediyay  sida ka muuqata waa hadal malab oo kale ah. laakin qofka si qoto dheer u eego wuxuu dareemayaa inuusan sidaas ahayn. Farmaajo inta uu madax yahay immisa qarax dhacday immisa jeer uu safray aaway ballanqaadyada uu sameyn jiray. hadal badan haan ma buusho ayaa […]