Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya

Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya Su’aasha: Labo bilood ayaan xaas qabaa habeenka aqalgalka si fican ayaan u sameeyay wan bigrajabiyay laakin todobaad kaddib waxan isku arkay dareen la’aan siiba marka aan u galiyo guda siilka markaan kaligayga ahay waa taagan yahay laakin marka aan bilaabo waa iga damaa. Jawaabta: Waxa ku haysta […]

Categories
Caafimaadka Health

Miraha geedka mukuyga iyo caafimaadka

Miraha geedka mukuyga iyo caafimaadka Geedka mukuyga oo loo yaqaano afka carabiga الجميز  ama  الرقاع   ama  الثالق  ama الابرا englishka waxaa loo yaqaanaa sycamore fig ama fig-mulberry ama Ficus sycomorus, wuxuu ka mid yahay geedaha ugu caansan uguna cimriga dheer, waxaa loo tiiriyaa bahda geedka tiinka oo quraanka lagu sheegay. Geedka mukuyga waa geed caafimaadka […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada maskaxda iyo midda gacanta

Siigada maskaxda iyo midda gacanta Su’aasha: Asc walaal waxan ahay gabar maskaxda ayan ka siigaysan jiray fikir ayan biyaha isaga keni jiray laakin waxan bilaabay inaan xubintayda majuujiyo sidas ayaan ku biyabaxaa marka waxan iska dareemay baryaha ayaa i weynaaday cajiraha taas ma laha dhihi karaa sigada majuujinta xubinta ayaa sabab u ah. Jawaabta: Marka […]

Categories
Caafimaadka Health

Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada

Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada Su’aasha: Aniga guskaygu aad uma adkaado biyuhuna horay bay iiga soo baxaan mxn sameeyaa ila taliya mahadsanidiin. Jawaabta: Arrintaas waxaa keeno sababo badan waxaa ka mid ah dhiigga aan si fiican u gaaraynin xubinta taranka, waayo waxa taagaya xubinta taranka waa dhiigga kasoo qolqolaya wadnaha, taas waxay u noqon […]

Categories
Caafimaadka Health

Aragtida gaaban maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha: Suaashan waxa ay tahay waxaa la isoo qorey ookiyaale marka xoogaa araga ayaa idaciifey {araga dheer} ookiyaalkaa waxaa la idhahay 6 bilood wado kadib inoo imaaw markaa ookiyaalkaa araga sidegdeg ah ma igusoocelinkaraa hadii aan wato markasto,hadii 6daa bilood iidhamaato midkale miyaa iidhimnaanaya mise sideydi hore ayaan kusoo laabanayaaa? waad mahadsantihiin sidaa suaaalaha inoogu […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya

Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan miisaankeyga koriyo marka maxaa loo isticmaalaa cuntooyinka lagu cayilo ee miisaanka qofka meel dhaxaad ka yeeli kara iisoo sheeg waana kugu bogaadinaa sida aad marwalba iigu soo gudbisid su’aalaha aan ku weydiiyo.   Jawaabta: Walaal in badan ayaan ka hadalnay waxyaalaha lagu kordhin karo miisaanka qofka. […]

Categories
Caafimaadka Health

Faa’idada Koostada laga helo xagga caafimaadka

Faa’idada Koostada laga helo xagga caafimaadka Su’aasha: Walaal qudrada koostada maxay u wanaagsan tahay badanaa markaan isticmaalo saxaro ayay iga keentaa. Jawaabta: Koostada oo loo yaqaano afka qalaad ” Chard, cicla Beta vulgaris subsp. carabigana waxaa loo yaqaanaa السِّلْق waa cunto vitamiinada B iyo C laga helo sidoo kale feerada ama birta iyo Folate. Geedka […]