Siigada cimri degdeg may leedahay

Siigada cimri degdeg may leedahay

Siigada cimri degdeg may leedahay Su’aasha: Siigadu Qofka Miyay Cimri Degdeg u sababtaa Yacnii Qofka Dadiisa Shaxaada Ama Horay U Gaboojisaa Jawaabta: Guud ahaan qofka cimrigiisa waa qoran yahay kuma xirna falalka uu sameeyo, laakin siigada dhib ayay qofka u keenaysaa oo badan dhibkaas in badan ayaan kasoo hadalnay webka daruur ku laabo oo ka […]

Siigada timaha iyo indhaha miyay dhib u keentaa

blank

Siigada timaha iyo indhaha miyay dhib u keentaa Su’aasha: Asc waxan arkay in dhakhtariinta calamka ay sheegan inay siigata wax dhibaata ah uleheyn cafimadka bal ay sheegan inay cafimad tahay sida hurda raaxa leh in laga helo sido kale ay sheegan inay qurafad tahay in biya bax dagdag ah ay keento iyo timaha ay buuban […]

Aragtida gaaban maxaa lagu daaweyn karaa

Aragtida gaaban maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha: Suaashan waxa ay tahay waxaa la isoo qorey ookiyaale marka xoogaa araga ayaa idaciifey {araga dheer} ookiyaalkaa waxaa la idhahay 6 bilood wado kadib inoo imaaw markaa ookiyaalkaa araga sidegdeg ah ma igusoocelinkaraa hadii aan wato markasto,hadii 6daa bilood iidhamaato midkale miyaa iidhimnaanaya mise sideydi hore ayaan kusoo laabanayaaa? waad mahadsantihiin sidaa suaaalaha inoogu […]

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka Su’aasha: waxan maqlay qofka siigaysta inuu ku dhacayo kansarka xubnaha taranka arintaas ma iga jaahil bixin kartaan. Jawaabta: Xiriir kama dhexeeyo seegada iyo kansarka laakin siigada waxay dhib u keeni kartaa maqaarka xubinta taranka guud ahaan waxay ka tagsiinaysaa dareenka caadiga ah qofka wuxuu noqonayaa qof siigo mooyee wax […]

Siigada iyo cudurka kaliyaha iyo beerka

Siigada iyo cudurka kaliyaha iyo beerka

Siigada iyo cudurka kaliyaha iyo beerka Su’aasha: Siigada waxan maqlay inay dhib u geysato keliyaha iyo beerka taas ma sax baa teeda kale sigada tan dhibka gaysto mida adaran miyaa oo maalin kaste ah.               Jawaabta: Siigada waxay leedahay dhib badan guud ahaan dhibkaas wuxuu u noqonayaa inta badan […]