Miraha geedka mukuyga iyo caafimaadka
Geedka mukuyga oo loo yaqaano afka carabiga الجميزama الرقاعama الثالقama الابراenglishka waxaa loo yaqaanaa sycamore fig ama fig-mulberry ama Ficus sycomorus, wuxuu ka mid yahay geedaha ugu caansan uguna cimriga dheer, waxaa loo tiiriyaa bahda geedka tiinka oo quraanka lagu sheegay.

Geedka mukuyga waa geed caafimaadka u roon miraha uu dhalo dhacaanka geedkaas wuxuu dilaan jeermiska, sidoo kale mirihiisa cloosha ayay jilciyaan sidoo kale waxay xoojiyaan difaaca jirka wuxuu u roon yahay cudurada cirridka iyo jirrooyinka kelliyaha, waxaa la sheegay calemihiisa marka biyo lagu karkariyo waxay u roon yihiin caloosha waxay sifaynayaan codka neeftana way furayaan waxyaalo badan ayuu taraa.
Geedka mukuyga meelo badan ayuu ka baxaa dunida, dalalka uu ku badan yahay waxaa ka mid ah soomaali, miraha geedkaas marka ay soo daataan lagama faa’idaysto waxaa laga yaabaa meelaha qaar inay caruurta iska cunaan laakin ma aha wax ay dadka qiimeeyaan, cayaar cayaar ayayn u cunaan.
Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho
The fruits of the Ficus sycomorusor tree and health
The Ficus sycomorus tree, known in Arabic as الجميز or الرقاع or الثالق or الابرا in English, is known as the sycamore fig or Ficus sycomorusor Ficus sycomorus, is one of the most famous and long-lived trees, and is considered to be the fig tree mentioned in the Quran.
The Ficus sycomorustree is a tree that is good for health. The sap from the tree kills germs, and its fruits soften the stomach and strengthen the immune system. It is good for gum diseases and kidney diseases. It is said that its leaves, when boiled in water, are good for the stomach, purify the voice, and open the breath. It has many benefits.
