Siigada maskaxda iyo midda gacanta

Su’aasha:

Asc walaal waxan ahay gabar maskaxda ayan ka siigaysan jiray fikir ayan biyaha isaga keni jiray laakin waxan bilaabay inaan xubintayda majuujiyo sidas ayaan ku biyabaxaa marka waxan iska dareemay baryaha ayaa i weynaaday cajiraha taas ma laha dhihi karaa sigada majuujinta xubinta ayaa sabab u ah.

Siigada maskaxda iyo midda gacanta
Siigada maskaxda iyo midda gacanta

Jawaabta:

Marka hore iska jooji siigada waxay dhib u keenaysaa  naftaada iyo maskaxdaada, waxay kaa leexinaysaa raaxada ninkaaga markaad guursato.

Teeda kale wax xiriir ah lama laha siigada weynida barida ama cajiraha, waxaa laga yaabaa in jirkaaga uusoo kobcayo marka ay isku soo tooseen siigada iyo weynayntaa bariyaha iyo cajiraha.

Laakin wax shaqo iskuma laha.

 

Seegada iyo cabsida bulshada xiriirka ka dhexeeya

First, stop using dust, it causes harm to yourself and your mind, it will distract you from the pleasure of your husband when you get married.
Also, it has nothing to do with dust, penis enlargement or clitoris enlargement, your body may be growing when dust and clitoris enlargement are combined.
But they have nothing to do with each other.

Leave a Reply