Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Bararka xubinta taranka marka dhiiga caadada gabadha ka dhamaado

Bararka xubinta taranka marka dhiiga caadada gabadha ka dhamaado Su’aasha: bararka siilka maxaa keeno marka caadada ay iga dhamaato waxan isku arkay xubinta oo aad ii bararaysa waxay soo dayanysaa dhacaan badan oo kastuumada xataa soo dhaafaya waxaa la socdo cuncun daran ma cudur baa i fahansiiya idinkoo mahadsan Jawaabta: Waa arrin dabiici ah taas, […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhididka urka badan farjiga haweenka sida loo daaweeyo

Dhididka urka badan farjiga haweenka sida loo daaweeyo Su’aasha: scw walaalayaal waxan gabar waxaan isku arkay dhidid badan siilka maqaarka banaanka oo dhan qoyaya waxaa ugu daran markaan kastuumo xirto dhididka wuxuu usoo uraa qaab aan loo adkaysan karin sabab u ah maxaase lagu dawyn karaa Jawaabta: Dhididka aad ka dareemayso farjiga waxyaalo badan ayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo

Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo Su’aasha: Asc naagta siilka qoyaanka badan oo aamnta oo dhan ka dhaqmin maxaa sabab u aa ma cudur bay qabtaa, mida kale markay nin arabto ama ay taleefan kula hadasho qoyaanka aad buu usoo baxaa wuxuu soo dhaafaa kastuumada ama nigiska qoyaanka siilka dumarka nooca kacsiga iyo kan cudurka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Naagtu markay rag badan galmo la samayso maxay tahay caafimad darada ay kala kulmi karto

Naagtu markay rag badan galmo la samayso maxay tahay caafimad darada ay kala kulmi karto Su’aasha: A S C naagtu markay rag badan la galmooto miya kudhici kara inu siilkeegu soo daayo dheecano kala duwan o aad u qadhmuun/bad vagina discharge odours/ iyo Khalkhal zaa’id o dhiiga caadada/ abnormal vagina bleeding/ bal wax yaaba kale […]

Categories
Caafimaadka Health

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo Su’aasha: gabar dhowr bilood la qabo oo aan wali uur qaadin marka ay ninkeeda la raaxaysanayso oo ay istiin kula jirto naasaha ayaa ka xanuuno markuu taabto ninkeeda waliba waxa ugu daran ibta naaska ilaa meesha wareega madow afka naas lagu tiriyo Jawaabta: Xanuunka naasaha dumarka waxaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhacaanka dhabxanaga maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Dhacaanka dhabxanaga maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa Su’aasha: Asc, waxaan dareemaa mar mar dhecaan iga yimaado dhabxanaga waana muddo dheer ihaayaa ,maxaa waaye? Jawaabta: Taas waxay tilmaami kartaa waxaaylo fara badan, waxaana fiican baaritaan fiican in lagu sameeyo. Gaar ahaan haddii meesha ay xanuunayso ama ay leedahay ur oo saameeya afkaaga. Mararka qaar meesha ay […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhareerka xiliga hurdada qofka ka imaanayo sida lagu joojiyo

Dhareerka xiliga hurdada qofka ka imaanayo sida lagu joojiyo Su’aasha: scw webkiina wax badan ayaan ka faa’iday waadna ku mahadsan tihiin waxaan rabaa wax keeno dhareerka marka aan hurdada galo cudur miyaa maxaase lagu joojin karaa Jawaabta: Dhareerka caadi ahaan caruurta ayuu u badan yahay markay u dhexeeyaan 3 bil ilaa 6 bilood waliba marka […]