Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad
Su’aasha:
Asc waqti badan cuncun daran ayan ka dareemayaa alaabta hoose gaar ahaan labada faruuryo ee xubinta mararka qaar waxaa la socoda dhacaan cad ah oo adkaado sida caanaga garoorka camal taas maxaa sababo maxaa la dhihi karaa daawadooda

Jawaabta:
Waxay u badan tahay in infekshan jiro gaar ahaan xubinta taranka gudaha iyo banaankaba, waxaa fiican inaad daawo munaasib ah aad ka raadsato dhakhtarad fiican.
Halkaan ayaad ka akhrisan kartaa xaalado la mid ah:
Cuncunka alaabta hoose dumarka maxaa keenaya
Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican
Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada
Cuncunka siilka maxaa keeno sideena loo daaweeyaa
Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa
It is likely that there is an infection, especially in the internal and external genitalia, so it is best to seek appropriate treatment from a good doctor.
