Categories
Caafimaadka Health

Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay

Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay Kareemka jirka lagu cadeeyo dhibaato ayuu u keenayaa dadka isticmaalo: Adeegsiga Kareemka jirka lagu caddeeyo muddo badan wuxuu maqaarka usoo dedejiyaa duqnimo. qofka in badan adeegsadan Kansar ayuu u keenaa siiba marka ay qorraxda jirkiisa ku dhacayso sidaa awgeed qofka marsado waa inuu marsadaa kareemka qorrxada loogu talaggalay […]

Categories
Caafimaadka Health

Kacsiga goormuu cudur noqdaa

Kacsiga goormuu cudur noqdaa Kacsiga markuu xadka ka baxo ma cudur buu noqdaa? Waa su’aal ay dad badan weyddiiyaan? Marka hore inta aan laga jawaabin su’aashaan waa maxay kacsi ? Kacsiga waa dareen ku abuuran raga iyo haweenka oo keenaya inay xubnaha taranka wiilka iyo gabadha ay u baahdaan galmo taasna waxaa sabab u ah […]

Categories
Caafimaadka Health

Calooleyda faa’idooyinka ay jirka u keento

Calooleyda faa’idooyinka ay jirka u keento Dadka khibrada u leh cunnada waxay sheegaan calooleyda inay aad ugu fiican tahay ragga iy dumarkaba waxay leedahay burutiino aad u badan oo jirka wax weyn u taraya. waxay siinaysaa awood badan sidoo kale lafaha ayay u roon tahay, sidoo kale jirka dafaaciisa ayay kordhisaa. waxay ilaalisaa xuubka dheefshiidka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Sixirka waxbarashada sida loo daaweeyo

Sixirka waxbarashada sida loo daaweeyo Su’aasha: Waxaan umalaynaysa inla iga sixray waxbarashada waayo hadaan wax akhri isdhahoba waan xanuunsanayA Ila taliya maxaa xala Waxbarashadans kama hadhikaroo waa sanad kii igu danbeeyay Jawaabta: Sixirka waxbarashada waa wax jiro, saaxirka wuxuu ku salidaa qofka la rabo in laga reebo waxbarashada shayaadiin oo ka celinaysa inuu wax barto. […]

Categories
Caafimaadka Health

Beerka faa’idooyinka caafimaad ee uu leeyahay

Beerka faa’idooyinka caafimaad ee uu leeyahay The benefits of liver for human health Waxtarka iyo faa’idooyinka caafimaad ee uu leeyahay beerka Cunidda beerka waa wax aad ugu fiican caafimaadka qofka. beerka wuxuu leeyahay Vitamin b12 oo aad muhim ugu ah caafimaadka dadka sidoo kale beerka wuxuu daaweeyaa dhiigyarida, sidoo kale wuxuu xoojiyaa difaaca jirka wuxuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka furutiska xagga caafimaadka qofka

Waxtarka furutiska xagga caafimaadka qofka Furuudka aad buu ugu fiican yahay caafimaadka. wuxuu socodsiiyaa caloosha marka qofka cunayo lagama yaabo inuu noqdo qof calooshiisu ay fadhiso. Teeda kale jirrooyinka badankooda waxay ka yimaadaan marka ay caloosha fariisato. haddaad rabto cunto caafimaad leh waxaa lagaa rabaa inaad badsato cunidda furuudka. Dadka soomaaliyeed dhaqankooda marka la eego […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Muluukhiyada faa’idada caafimaad ay leedahay

Dhakhaatiirta cuntada takhasuska u leh waxay sheegeen inay leedahay muluukhiyada faa’idooyin caafimaad aad u badan waxaa ka mid ah: 1- caafimaadka wadnaha 2- nidaaminta cadaadiska dhiigga 3- nidaaminta shaqada dheefshiidka 4- kahortagidda dhiigyarida 5- joojinta hordala’aanta 6- xoojinta isdifaaca jirka waxyaalo kale oo badan ayay leedahay oo halkaan aan lagu soo koobi karin. inta lasoo […]