Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega Saliidda Dhegeyaraha (Clove) qalin furka Biyabaxa degdega rag badan ayuu dhib ku hayaa, waxay dareemayaan inaysan awood u lahayn inay qanciyaan xaaskooda. ninka marka uu yahay qof isla markii biyaha soo tuuro asoon siinin xaaskiisa raaxada ay u baahnayd wuxuu dareemayaa inuu yahay qof kasoo bixi waayay waajibka […]
