Waa maxay cuntada sujuq maxaana laga sameeyaa

Waa maxay cuntada sujuq maxaana laga sameeyaa Shucuubta waxay leeyihiin dhaqamo kala duwan, soomaalida ma cunaan badankooda calooleyda iyo mindhicirka, dad yar ayaa cuna oo ku magacaaba kirish mirish. Laakin carabta wax kale ayay ka sameeyan mindhicirka xoolaha, waxay ka sameeyaan . Waxaa loo yaqaanaa afka carabiga النقانق ama السجق afka ingiriiskana waxaa la dhahaa: […]
Calooleyda faa’idooyinka ay jirka u keento

Calooleyda faa’idooyinka ay jirka u keento Dadka khibrada u leh cunnada waxay sheegaan calooleyda inay aad ugu fiican tahay ragga iy dumarkaba waxay leedahay burutiino aad u badan oo jirka wax weyn u taraya. waxay siinaysaa awood badan sidoo kale lafaha ayay u roon tahay, sidoo kale jirka dafaaciisa ayay kordhisaa. waxay ilaalisaa xuubka dheefshiidka […]
Calooleyda meelaha aan laga cunin

Calooleyda meelaha aan laga cunin Soomaali waxaa jira meelo aan laga cunin calooleyda. siiba dadka ku nool goballada fog. calooleyda waxaa aad looga cunaa koonfurta waxaana u badan dadka reer xamarka. waxay u kariyaan qaab aad u macaan badan. adduunka guud ahaan aad baa looga jecel yahay calooleyda. siiba dalalka carabta, calooleyda waxay ka […]
