Malab iwm ah haddii la marsado musqusha malagu soo dhaqi karaa

Malab iwm ah haddii la marsado musqusha malagu soo dhaqi karaa Su’aasha: Walaal su aal ayaa jirta oo ay xaaskaygu rabto in looga fatwoodo su aashuna waa tan: ” qurxinta iyo ilaalinta nadaafadda wajiga waxaan u adeegsadaa waxyaabo dabiici ah sida; timirta, bunka, malabka iyo avocado da. muddo kadib musqusha ayaan iskagasoo dhaqaa, hadaba maadaama […]
Nin rag anoo duraayo haddaan barida ka taabto weysada ma iga jabaysaa

Nin rag anoo duraayo haddaan barida ka taabto weysada ma iga jabaysaa Su’aasha: Walaal hadii aan qof injection siiyo gaar ahaan qof rag ah oo farahaygu gaadhaan qayb jidhkiisa(badhida) kamid ah waysadaydii ma jabtay? Jawaabta: Weysada kaama jabayso qofka markaad dureyso hadday gacantaada gaarto barida, kaliya waxay kaa jabaysaa marka aad ka taabato xubnaha xasaasiga […]
Weysada maku burtaa taabashada kaadida iyo maro kaadi leh

Weysada maku burtaa taabashada kaadida iyo maro kaadi leh Su’aasha: Acs bahda daruur waad ku mahadsantihiin sida fiicn ii umada soomaaliyeed ugu adeegtaan ilaahey ha idinka awaal mariyo. Marka aan uso laabto su,aasheyda wll waxn maqley dad isku heysta marada hadey kaadi leedahy ama saxaro weysada wey buriyaan marka maxaa ka jira jawaab wcn. Jawaabta: […]
Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa

Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa Su’aasha: Walaal anigoon Wayso qabin qur,aanka ma akhrisankaraa? Marar badan ayaa dhacda oo aan damco inaan qur,aanka akhriyo anigoon wayso qabin, kadib wan ka joogsadaa, wakhtiyada qaarna waan akhriyaa anigoo bilaa wayso ah. Jawaabta: Marka laga hadlo akhriska quraanka iyadoon kitaabka la taabanaynin taas way bannaan tahay qofka […]
Qofkii dhar nijaas asoon ogeyn salaad ku tukada ma ansaxaysaa salaaddiisa

Su’aasha: Asc Daruur.com ramadaan kariiim,, salaaddii duhur iyo casarba markaan tukaday kadib ayaan ogaaday in dharkaan xidhnaa qaar kamid ahi aanay daahir ahayn,, salaadihii inaan soo qalleeyo miyaa la iga rabaa? Jawaabta: Culimada way isku khilaafeen marka qofka uusan ogeyn inuu dhar najaaso leh ku tukaday in salaaddiisa ay ansaxayso iyo in kale, qaar waxay […]
Booraysiga darbiga ma ansaxaa

Su’aasha: Asc Isha bidix Ayan iska Kay barartay dhaman aga garkeda waxa daday bararka wayna ixanuunaysa decaan ayana kahoraya marka biyaha wankala cabsaday gurigana Mel lugu booraysto malahan salaada marki lagaro darbiga guriga oo rangi cad lamariyay oo wax ciid ah aan laheyn Ayan gacanta Sara wajiga iyo gacmaha Ayan Mariya sida ayana kutukada marka […]
Xadiiska injirta Sheekh Umal iyo Suufiyada yaa ku saxan

Xadiiska injirta Sheekh Umal iyo Suufiyada yaa ku saxan Su’aasha: Axaadiista injirta fasirkooda waa sidee ma sh umal Ayaa ku saxan Mise suufida? Jawaabta: Xadiis ayaa soo arooray oo tilmaamaya nabiga (SCW) madixiisa in ay xaaskiisa u fiirfiirin jirtay waxaa la mid ah axaadiis kale iyaga isla macnahaas wata waxaa ka mid ah xadiiskan: (عَنْ […]
