Ninkayga naagtii uu furay ayuu wali jecel yahay mana i qiimeeyo

Ninkayga naagtii uu furay ayuu wali jecel yahay mana i qiimeeyo

Ninkayga naagtii uu furay ayuu wali jecel yahay mana i qiimeeyo Su’aasha: Asc walal nin ayan guursaday oo naag kale qabay nagtisa markay ogatay way is dagaleen furiin ayay ka dalbatay sedex ayuu ku furay, wadaado badan ayuu weydiiyay waxaa loo shegay qofkii sedex naagta ku furo inay xaaran ka tahay ila nin kale ay […]

Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa

Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa

Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa Su’aasha: Asc Gabar la qabo caruur badana leh Hadi ninka qancin waayo isbadalna laga waayo gabadhaas ma u banantahay iney furiin dalbato FG xaqa Aabanimo si fcn ayu u gutaa dhibka waa xirirka ninka iyo naaagta ka dhexeeyo dhinac wlba FURIIN MA DALBAN KARTAA? Jawaabta: Haddii ay […]

Naag 3 lagu furay ayaa iga codsatay inaan maxlaleeyo diinta maxay ka qabtaa

Naag 3 lagu furay ayaa iga codsatay inaan maxlaleeyo diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Sxb iga raali noqo waxaan rabaa inaad su aashan iga jawaabtid naag la qabay oo 3 lagu furay baa ninkeedii hore rabta marka waxay iga rabtaa inaan maxlalo oo sadax maalmood ka dibna furo marka waxaan dadka ka maqlay in guurkaas xaaraan yahay iyadana waxay taagantahay xitaa lacag waankuu ogolahay ee sadax bari i […]

Qofkii naagtiisa hal ku furay hadana sedex ku furay

Qofkii naagtiisa hal ku furay hadana sedex ku furay

Su’aasha: Asc bahda daruur Waxaan idin su aalay Hadii islaantaada aad hal dalqad ku furto Hadana Aad dhahdo waxaan kugu furay 3dii dalqadood Maxay xukunkeedu noqonayaa Maadaamoo la yidhi ma dhacdo 3da hal mar Lkn maadaamoo 2 uun ii hadhsanayd awal Hadana aan idhi 3adii baan kugu furay mayna 2adii hadhay is raacaynin FG 3ba […]

Ninka hadduu naagta sedex ku furo ciddada maku soo ceshan karaa

Ninka hadduu naagta sedex ku furo ciddada maku soo ceshan karaa

Su’aasha: Ninka haduu naagta furo asoo sedex jeer ku furay oo melo kala duwan ku furay iyadoo cidadeeda aan dhamaanin masoo ceshan karaa mise masoo cesha karo hadii uusan soo ceshan karin nikaax cusub inu sameeyo miyaa meher cusub inuu dhiibo fadlan isoo fahfahiya jazakumalullaahu khayran. Jawaabta: Qofka ma aha inuu dalaaqa ku degdego waayo […]

Dalaaqa 3xaad o jamaaca kadib dhacay ma dhacaya mise ?

Dalaaqa 3xaad o jamaaca kadib dhacay ma dhacaya mise ?

Su’aasha: Asc wrx wbrt Ninkayga ayaa i furay jamaac kadib Caado ma helin Uur ayaa igu so baxay Dalaaqas wa Kii ugu dambeyay Ma dhacaya o nabi maxamed maka sugnaaday Mise Ma dhacayo??? Jawaabta: Sida daliil ahaan u xoog badan dalaaqaas wuu dhacay, xataa hadduu yahay dalaaq bidci ah, culimada saan soo sheenay way isku […]

Nin xaaskiisa sedex ku furay cidada maku soo ceshan karaa

Nin xaaskiisa sedex ku furay cidada maku soo ceshan karaa

Su’aasha: Nin ayaa naagtiisa hal ku furay kadib rajactu ayu yiri hadana waa furay marlabaad hadana wuu so celiyay hadana mar sedexaad ayuu furay iyadoo cidada uku jirto ma soo celin karaa mise way u dhamatay? Jawaabta: Dalaaqa sedexda haddii uu yahay mid  aan hal mar ahayn oo waqtiyo kala duwan dhacay oona naagta aysan […]