Saaka Ayan film xun daawaday markaan hurday biyahaa iga baxay
Su’aasha:
Asc Saaka Ayan film xun dawaday anigo radisanay sida gabar loo bikro jabiyo lakin marki aan dareemay inay biyaha IGA so dawadeen Ayan joojiyay kadib musqusha Ayan galay wan istijooday Wana seexday vedioyadi iyo cawrada dumarka isawirmen kadibna wan biyo baxay laba jeer Marka soonka miyay sameyni.

Jawaabta:
Marka hore waxaa waano iga ah inaad ka fogaato daawashada filimada xunxun iyo dumarka qaaqaawan waa dambi teeda kale Ramadaanka way ka sii daran tahay arrinta.
Marka aan usoo laabano soonkaaga hadduu jabay iyo haddii kale.
Haddii biyaha ay kaa yimaadeen adoo soo jeedo markaad daawatay kadib ama adoo daawanayo soonkaaga waa jabay, waa inaad soo qalaysaa soonka, dami ayaadna gashay waa inaad ka towbad keentaa, haddii adoo hurdaya ay kaa baxeen biyaha soonkaaga ma jabin, maxaayeelay waa janaabo kugu dhacday in kastoo ay daawashadaas sabab u tahay, dambigeeda towbad ayuu kaa rabaa.
Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno
First of all, I advise you to avoid watching bad movies and naked women, which is a sin, and Ramadan is even worse.
Let’s return to whether your fast has been broken or not.
If your water came out while you were awake after watching it or while you were watching it, your fast has been broken, you must break your fast, and if you have entered the night, you must repent. If your water came out while you were sleeping, your fast has not been broken, because you have become janaabah, even if it was because of watching it, you must repent for the sin.
