Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa

Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa

Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa Su’aasha: sw waxaan rabaa inaad ii sheegtaan maxay diinta ka qabtaa qof dhalinyar ah oo sooman riyo arkay markaas biyaha shahwada ka yimaadeen soonkiisa ma buraa masoo qaleeyaa soonka maalin kale ama soonkiisa waa ansaxaa. Jawaabta: Qofka sooman hadduu riyo ku biyabaxo soonkiisa ma burayo, kaliya […]

Saaka Ayan film xun daawaday markaan hurday biyahaa iga baxay

Saaka Ayan film xun daawaday markaan hurday biyahaa iga baxay

Saaka Ayan film xun daawaday markaan hurday biyahaa iga baxay Su’aasha: Asc Saaka Ayan film xun dawaday anigo radisanay sida gabar loo bikro jabiyo lakin marki aan dareemay inay biyaha IGA so dawadeen Ayan joojiyay kadib musqusha Ayan galay wan istijooday Wana seexday vedioyadi iyo cawrada dumarka isawirmen kadibna wan biyo baxay laba jeer Marka […]

Hadaan siigo ku dhoco oo saas ku biyo boxo soonkeyga ma sii wadankaraaa?

Hadaan siigo ku dhoco oo saas ku biyo boxo soonkeyga ma sii wadankaraaa?

Su’aasha: Sxb anoo sooman ayaan siigeystay waana biyo baxay soonkeyga masii wadankaraa oo ansax ma ii yahay mise jirtaa culimada islamka qaar ogolaanaya in siigada aysan soonka ku jabeynin mahadsanid. Jawaabta: Su’aashan mid la mid ah ayaan hadda ka jawaabay halkaan ka akhriso: Qofka Isagoo Sooman Siigeysta Ma Qaadan Karyaa Madaahibta Dhigeysa In Siigada…

Anoo sooman hadaan gabar video call ugu raaxeeyo soonkeyga ma iga buray

Anoo sooman hadaan gabar video call ugu raaxeeyo soonkeyga ma iga buray

Su’aasha: Walaal anoo sooman hadaan gabar video call ugu raaxeeyo saasna ku biyo boxo soonkeyga ma iga buray. Jawaabta: Qof soomaan oo fal dambi samaynayaa siiba dambi shahwo la xiriira waa arrin soonka ujeeddadiisa ka hor imaanaysa, qofkii naag kula raaxaysto video call  oo biyaha ay ka baxaan soonkiisa waa buray waxaana uu galay dambi foolxun […]

Ninka Sooman haduu siigeysto kafaaro gud maa laga rabaa?

Ninka Sooman haduu siigeysto kafaaro gud maa laga rabaa?

Ninka Sooman haduu siigeysto kafaaro gud maa laga rabaa? Su’aasha: Walaal Ninku haduu gacanta biyaha isaga keeno ama uu siigeysto iyadoo la sooman yahay sidaasna uu ku biyo boxo soonkiisa muxuu u dhimi karaa? Mida kale qofkaas kafaaro gud maa looga baahan yahay sida ninka markuu xaaskiisa Jamaaco kafaaro gud looga rabo? Jawaabta: Qofka asoo […]

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa Su’aasha: Qof janaabo qab haduu seexdo asagoo soon xirtay oo malintii la gaaro soonka ma sii wadanayaa haduu subixii ka qubeysto.   Jawaabta: Qofka hadduu isku januubo ama naagtiisa uu u galmoodo sidaas janaabo ku gasho oo seexda wuu soomi karaa wax  dhib ma laha, janaabada habeenkii soonka wax […]