Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa

Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa Su’aasha: Asc Gabar la qabo caruur badana leh Hadi ninka qancin waayo isbadalna laga waayo gabadhaas ma u banantahay iney furiin dalbato FG xaqa Aabanimo si fcn ayu u gutaa dhibka waa xirirka ninka iyo naaagta ka dhexeeyo dhinac wlba FURIIN MA DALBAN KARTAA? Jawaabta: Haddii ay […]
Naagta sabab la’aan dalaaq ninkeeda maka dalban kartaa

Su’aasha: scw bahda daruur waad salaman tihin waxan rabaa inaad iga jahilbixisaan naag hadii ninkeeda sabab la’aan ay uga dalbato inuu furo dambi maa kasoo gaaraya fadlan iso faahfaahiya jawaabta. Jawaabta: Furiinka ama dalaaqa waa wax xun haddii sabab aan jirin ninka uma fiicna naagtiisa inuu furo asoo aan haynin sabab keenaya furiinkeeda, sidoo kale […]
Wiilka aabihiisa inuu naagtiisa ka furo sharciga maa u baneeyey

Su’aasha: Asc wll waxaan ku weydiinaa wiilka aabihiisa muu furi kara gabadha uu qabo, waxaan arkay wiilal gabdhohoodii la leeyahay aaboohood baa u furaya marka tafaasiisha sharciga baneynaya in aabuhu wiilkiisa gabadha uu qabo ka furi karo. Jawaabta: Dalaaqa asal ahaan waxaa xaq u leh ninka naagta qaba, qof kale ma jiro oo xaq u […]
Web Somali ma arkin oo ka hadlaya mas’aladas way dhici kartaa inuu jiro

Su’aasha: Asc wrx wbrt Waa mahadsantihin 2 webstite Aa i siiseen Waan fahmay Balsa waaridka aya fahmen Balsa waxan u baahneen Somali asoo ah ama Webstite Somalia ah Asc wrx wbrt Jawaabta: Walaal waxaa kuu fiican waalidka inaad u sheegto inay u tagaan dad culimo soomaali ah oo toos ugu sheegaya mas’alada siday tahay, aniga […]
Dalaaqa haddii ninka lagu qasbo ma dhacaa

Su’aasha: Asc wrx wbrt Aniga o careysan baa aabahey u diray ninkayga o ku dhahay iga soo qaad dalayga aabahey o caraysan ba ugu tagay hotel Ninkayga jogo u ku noolaa aabahey iyo wadadkayga Kenya be wada jogen Aniga yurub Ninkayga wuxu leyahay aabo Wu caresna o waa ka cabsaday in wax i garsiyo sas […]
Furiinka laysku qasbo ma dhacaa

Furiinka laysku qasbo ma dhacaa Su’aasha Hadii si qasab ah lagaga furo xaaskaaga idinko is jecel, weliba dagaal iyo dil la idiinla yimaado MA KAA FURMAYSAA GABADHAADU? Waad mahadsan tihin. Jawaabta Marka hore waa inaan ogaanaa wuxuu yahay qasabka Qasab waxaa laga wadaa qofka marka loogu gooddiyo in la dilayo ama dhaawac weyn loo geysanayo […]
Sababaha ugu muhimsan furiinka

Sababaha ugu muhimsan furiinka Basic reasons for divorce Sababaha ugu waaweyn oo badiyay furiinka bulshada soomaaliyeed. Marka hore dadka soomaaliyeed waa dad dhaqan suuban lahaan jiray, marka dib aad u eegto dadkii hore, waxay ahaayeen dad qanaaco leh, oo aan hanqaltaagin waxyaalaha dheregdhacsiga ah. Laakin hadda wax badan ayaa is baddalay, xagga dhaqanka , nolosha, […]
