Habka lagu ogaan karo ukunta fareeshka iyo midda raagtay Ukunta marka ay tahay ukun qadiin ah oo raagtay biyaha marka la galiyo kor ayay ku sabbaynaysaa macnaha kor ayay soo aadaysaa sida qori oo kale markaas waa marka ay 4 usbuuc ka badan tahay muddada ay taallay, haddii ay u dhaxayso labo usbuuc ilaa afar […]
