Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed

Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed Halkaan waxaa lagu soo ururinayaa maahmaahyo soomaaliyeed oo muri weyn ku fadhiya. waana maahmaahyo xul ah. Maahmaahyo soomaaliyeed oo xul ah 1- Nin xun iyo neef bakhtiyay nus shilin looma quuro الرجل السيئ والماشية الميتة لا يستحقان نصف شلن 2- Faan iyo feeraweyni waa […]
Sedexdan qof iska ilaali waligaa

Hadalada qaar waa xigmo aan loo heli karin wax u dhigma. xigmadda wax badan ayay u tartaa dadka dhalinyarada ah waayo nolosha way ku cusub yihiin qofka waayaaragga ah mar kaste wuxuu soo xusuustaa wixii uu soo maray xagga nolosha. Hadalka xigmadda ama murtida qofka dad’diisa ayay da’ kale ugu darayaan. ila eeg hadalkan oo […]
Macnaha maahmaahda Luqun dheeraatay

Maahmaahdan oo ah sidan: “Luqun dheeraatay madax ma dhaafto” “مهما طالت العنق فلن تتجاوز الرأس” Macnaha oo ah qofka kaa weyn oo nolosha kaaga soo horreeyay si kaste aad meel sare u gaarto ma dhaafi kartid. dad waxaa jira marka ay wax yar iska dareemaan illaawa dadkii iyaga wax soo baray ama waalidiintooda. Fasirka […]
Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale Fasirka maahmaahda soomaaliyeed “nimaad dooratay” Nimaad duugtay iyo nimaad doorateyba dib kuguma so laabtaan شخصان لا يعودان إليك، شخص دفتنه، وشخص انتخبته Waa maahmaah cusub oo tilmaamaysa raga lasoo doorto inaysan kasoo bixin ballanka ay qaadayaan. marka ololaha doorashada u socoto shacabka ballan adag ayay ka qaadaan laakin […]
Murti iyo xigmad sida wax loo xaliyo

Murti iyo xigmad sida wax loo xaliyo All birds find shelter in the rain. But the eagle avoids rain by flying above the clouds. Problems are common, but attitude makes the difference. Shinbiraha oo dhan xiliga roobka waxay helaan dugaal. laakin gorgorka wuxuu aadayaa daruuraha korkooda si roobka uu uga leexdo. dhibaatooyinka waa wax jira, […]
Shaqada habeenkii iyo shaqada dharaartii

maxaa ka fiican siyidinaa Abuu bakar –Ilaahay raalli haka noqdee – maalintii gogosha geerida uu saarnaa oo uu kula dardaarmay sayidinaa Cumar dardaaran uu ka mid ahaa hadalkan: “واعلم أن لله عملًا بالليل لا يقبله بالنهار، وعملًا بالنهار لا يقبله بالليل، وأنه لا يقبل النافلة حتى تؤدى الفريضة”. “Ogow Ilaahay inuu leeyahay camal habeenka la […]
