Categories
Bulsho Society

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh Halkan waxaad ku arkaysaa dhowr maahmaah oo caalami ah oo kala duwan, wadamo badan ayaa laga adeegsadaa maahmaahyadan. Waa maahmaahyo xul ah, af ingiriis af faransiis af hindi af jabaan af shiinees af carabi af holandees af bolandees af jarmal iyo afaf kale badan. waxaa loo tarjumay […]

Categories
Bulsho Society News

Dugsiga Quraanka siduu ahaa iyo hadda siduu noqday

  Dugsiga Quraanka siduu ahaa iyo hadda siduu noqday   Qof kasta soomaali ah wuxuu yaqaanaa sida ay ahaayeen macallimiinta quraanka. waa taariikh lawada og yahay kaalinta weyn ay ka qaateen macallimiinta hore. Quraanka siday u bari jireen kutaabta ama ardayda iyo hadda sidey isu baddashay sheekada. Quraanka marka looxa laga xafidayo ayuu yahay mid […]

Categories
Aqoonta Guud Bulsho Society Fatwada

Sababaha janada lagu galo oo kooban

Sababaha janada lagu galo oo kooban Marka hore waxaad ogaataa Jannada dhab ahaan in lagu galo naxariista Alle. Camalka waa sabab kaliya, ee ha u malaynin camalaaga inuu jannada ku geynayo. Ilaahay SW ayaa ku waanfujinaya camalka suubaan oo jannada lagu gali karo. Markaas khaatumada ayaa laguu toosinayaa markaas ayaad galaysaa janada. Halkaan ayaan kugu […]

Categories
Bulsho Society Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo

Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo Sida la og yahay kitaabka quraanka waa kitaabka ugu dambeeyay Alle SW soo dejiyo. Quraanka wuxuu wataa wax badan oo faa’ido aan lasoo koobi karin. Asoo ah kitaab shareeco xambaarsan hadana waa kitaab cibaado  oo daawo laga helo. Qofka markuu ku dadaalo wax badan ayuu garaa. Ma ogtahay […]

Categories
Aqoonta Guud Bulsho Society Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Imisa nabi ayaa carab ahaa

imisa nabi ayaa carab ahaa Waxaa lays weydiyaa meeqa nabi ayaa carab ahaa ? Nabiyada carabta ahaa quraanka waa lagu sheegay sida aayadahan ku cad: Alle wuxuu soo diray rusub badan wuxuu u waxyooday nabiyaal badan, tiradooda dhabta ah Alle kaliya ayaa og qaar quraanka ayaa lagu sheegay qaarna laguma sheegin sida Alle yiri:  وَلَقَدْ […]

Categories
Bulsho Society

Magacyada wiilasha iyo gabdhaha muslimka loo bixiyo

Magacyada wiilasha iyo gabdhaha muslimka loo bixiyo الأسماء الإسلامية لأطفال المسلمين Magaca waa astaanta ugu horreyso ee lagu garto qofka dhashay waana waxa ugu qaalisan noloshiisa, mana jiro qof jiri karo magac la’aan. Sidaa awgeed qofka aabaha ah waxaa laga rabaa ubadkiisa inuu u bixiyo magac aad u fiican oo casri ah oo casri kaste […]

Categories
Bulsho Society News

Awoowaha ugu yar caalamka

Awoowaha ugu yar caalamka Ninkan idin muuqda waa awoowaha ugu yar caalamka waxaa la dhahaa Kamaal Altalfiiti wuxuu jiraa 33 sano wuxuu u dhashay dalka Jordan Ninkan wuxuu guursaday asoo jiro 16 isla markii gabar buu dhalay gabadhaas uu dhalay iyadana waxay guursatay iyadoo jirto 16 waxay dhashay cunugga uu hadda hayo.  أصغر جد في […]