Calaamada wareegsan oo qorraxda lagu arkay magaalada Jigjiga

Calaamada wareegsan oo qorraxda lagu arkay magaalada Jigjiga

Dad badan waxay sheegeen inay ku arkeen magaalada Jigjiga qorraxda oo ku dhex jirto jeegaan zero ama wareeg hoos oo kale ah, dadka qaar waxay dhaheen qorraxda ayaa soo dhowaatay waana calaamad ka mid ah calaamadaha qiyaamaha. Laakin run ahaantii arrintaas waa arrin jirto waxaana loo yaqaanaa هالة الشمس (Solar Halo) waxaana keenaya daruuro badan […]

Riyada dayaxa iyo xidigaha midab guduudan leh

Riyada dayaxa iyo xidigaha midab guduudan leh

Riyada dayaxa iyo xidigaha midab guduudan leh Riyada: Riyo Aragtida dayaxa iyo xidiga iskumel kamuqda oo eh midab gaduudan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xanaaq iyo caro iyo mashaakil inaad kala kulmi doonto dadka adiga kuu dhow qaraabada ama deriska, waxaad noqon doontaa sidoo kale qof caro badan oo xanaaqasn siiba marka dadkaas aad la joogto, […]

Riyada socodka dheer iyadoon danta la gaarin oo qoraxda dhacayso

Riyada socodka dheer iyadoon danta la gaarin oo qoraxda dhacayso

Su’aasha: Asc Daruur.com, hooyaday ayaa kuriyootay riyo dhawr jeer kusoo laalaabatay riyadaasina waxay tahay: socod ayay galaysaa muddo markay socoto ee aanay gaadhin meeshii ay usocotay ayay cadceeddu ka dhacaysaa! Maba gaadhayso meeshay usocotay cadceedda lee kadhacayso marwalba ,riyadaa fasirkeeda ayaan kaa rabaa wll. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay ka fikirayso arrin muhiim ah […]

Gabar haday ku riyooto dayaxa oo dhulka usoo dhow

Gabar haday ku riyooto dayaxa oo dhulka usoo dhow

Su’aasha: scw waxaan rabaa in la ii fasiro riyada dayaxa oo iftiimaya oo aad moodo inuuu dhulka usoo dhow yahay, daxaya muxuu noqonaa fasirkiisa Jawaabta: Daxayaha ama bisha guud ahaan waxaa lagu fasiraa darajo sare qofka inuu helayo, waxaa kaloo riyada ay tusinaysaa qofka inuu xaalkiisa ficnaanayo oo uu sameyn doono camal suuban, waxaa kaloo […]

Riyada qoraxda oo kasoo baxayso meesha ay u dhacdo

Riyada qoraxda oo kasoo baxayso meesha ay u dhacdo

Su’aasha: Asc wiil aan isku asxaab nahay ayaa ku riyooday qoraxda oo ka soo baxaysa xaga ay u dhacdo Oo qof uuna arkaynin uu dhawaaqayo kaaso leh Tawbadu way xiran tahy Maxa lagu fasiri kara ridaas Mahadsanidin. Jawaabta: Riyada wax weyn ayay tilmaamaysaa oo la xiriira nolosha qofka riyadaas arkay, marka hore waa digniin looga […]