Categories
Bulsho Society News Sawirada

Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya

Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya Soomaali oo waxbarashada soo badanayso  jaamacadaha waxaa ka qalinjabiya arday badan sannad walba. waxay isugu jiraan wiilal iyo gabdhaba. Waagii hore dadka soomaaliyeed kuma dadaali jirin waxbarashada heerka jaamacadeed laakin hadda wadanka wuxuu noqday mid ka duwan waagii hore. aad baa loo dhigtaa waxbarashada heerka jaamacadda […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha

Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha Female Circumcision and Feeling of Girls Gudniinka gabdhaha waxaa laga wadaa in gabadha laga jaro kintirka qeyb ka mid ah waa gudniinka sunniga midkaas, gudniinka fircoonigana waa in laga gooyo gabadha kintirka iyo faruuraha yaryar qaar baa ka jira gabdhaha faruuraha waaweyn. gudniinka diinta lagu sheegay ma aha midka fircooniga […]

Categories
Bulsho Society

Khuwaarsmi dumarka muxuu ka sheegay

Khuwaarsmi dumarka muxuu ka sheegay Dumarka waa asaaska qiimaha bulshada Caalim cilmiga xisaabta caan ku ahaa oo lagu magacaabi jiray Khuwaarsmi ayaa la weyddiiyay waxay yihiin haweeneyda wuxuu yiri: Haddii haweeneydu ay tahay mid leh khuluq iyo diin waxay u dhigantaa nabar kow  =1 Hadday qurux ku darsato eber ugu dar waxay u dhigantaa nambar […]

Categories
Bulsho Society News

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay Warakan waa war aad la yaabi doonto, waxaa adag inaad rummeysato, laakin haddaad daawato ninkan waad rumaysanaysaa warkan. Waxaa kaloo laga fahmayaa sheekadan in soomaalida ay aad u jecel yihiin qabyaaladda iyo qabiilka, haddaysan sidaas ahaan lahayn ninkan ma awoodeen inuu lacag ka sameeyo, teeda kale waxay tilmaamaysaa dadka […]

Categories
Bulsho Society Fatwada

Astaamaha qaangaarka wiilasha iyo gabdhaha siday diinta ka qabto

Astaamaha qaangaarka wiilasha iyo gabdhaha siday diinta ka qabto Ninka iyo naagta ama wiilka iyo gabadha waxay ku qaangaaraan astaamo ay ka mid yihiin timaha shuunka ama timaha xubnaha taranka gabadha dhiig inuu ka yimaado sidoo kale wiilka iyo gabadha inay shawa keenaan ama biya. laakin waxaa isweydiin mudan haddii aysan arkin gabadha ama wiilka […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Dumarka cayilan iyo kuwa xayeesiga ah yaa fiican caafimaad iyo raaxo

Runta marka laga hadlo caafimaadka wuxuu u noqonayaa shakhsiga dhibka jirkiisa haysta. Buurnaanta markay tahay mid xadka ka baxsan ayay cudur noqotaa. Taas waa la wada og yahay. Waxaa kaloo dadka qaar ay aaminsan yihiin naagta dhuuban bahalkeeda inuu weyn yahay. Naagta buuran hilib ahaan way ka weynaan kartaa midda dhuuban laakin gudaha ahaan ama […]

Categories
Bulsho Society News Sawirada

Guurka gabdhaha yaryar iyo odayga weyn

Sawiro ayaa ku faafay baraha bulshada shalay iyo maanta sawirada waxaa ka muuqda nin oday ah oo la sheegay inuu jiro 73 sano oo guursaday gabar jirto 13 sano. waxaa la sheegay arooskooda inuu ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. dadka soomaaliyeed ayaa labo u qeybsamay  dad taageeraya iyo dad diiddan oo dhaleeceynaya. Guurka […]