Runta marka laga hadlo caafimaadka wuxuu u noqonayaa shakhsiga dhibka jirkiisa haysta.
Buurnaanta markay tahay mid xadka ka baxsan ayay cudur noqotaa. Taas waa la wada og yahay.
Waxaa kaloo dadka qaar ay aaminsan yihiin naagta dhuuban bahalkeeda inuu weyn yahay.

Naagta buuran hilib ahaan way ka weynaan kartaa midda dhuuban laakin gudaha ahaan ama jeexa shardi ma aha inay ka weynaato,
taas waa abuur Alle, naag caato ayaa laga yaabaa inay ka weyn tahay jeexa xubinta taranka ama faruuryaha midda buuran,
laakin qaska ama gumaarka inta badan naagta buuran ayaa weyn ama hilibka shuunka.
dumarka waaweyn oo afartanka gaaray, dumarka marka ay da’ noqdaan way cayilaan waxay yeeshaan garbo waaweyn iyo bari weyn iyo cajiro buurbuuran. marka suxulka ayaa baruur ka gasho sidaas ayaa loo dhahay xusulbaruur ama suxulbaruur, garoob gaar kuma ah ee waa haweenka gaaray afartanka xataa haddii ay caato tahay magacaas ayaa lagu magacaabaa.
waxaa la dhihi jiray ninka wuu dhaqan yahay calool buu leeyahay, ragga soomaaliyeed marka ay guursanayaan waxay raadsadaan naagaha cayilan oo dabada leh jirka ah, laakin marka yurub la yimid sheekada way is badashay dadka waxay ogaadeen waxyaalo badan oo la xiriira cayilka iyo caatanimada, waxaa la ogaaday caafimaadka inuu ku jiro hilib la’aanta marka ay baruurta jirka ku badato waxay keentaa cuduro badan oo dhib u keenaya ragga iyo dumarka. sida sokorta oo kale ama wadnaha, waxaa kaloo jira ragga buuran oo hilibka badan leh inay yihiin dad aad u daciifsan xagga raaxada sariirta.
waxaa la sheegay haweenkooda inaysan u qancin karin sida la rabay, ama badankooda geedkooda aad buu u gaaban yahay. meel fog dumarka kama gaari karo, marka waxay bilaabeen inay jiim tagaan dumarka iyo ragga siiba dadka ku nool yurub, haweenka soomaliyeed hilibkii way naceen baridii weynayd aad bay u kiraahsadeen. waayo dhaqankii ayaa is rogay, sidoo kale raggii yurub tagay waxay naceen dumarka soomaali oo cayilnaa. waxay ka dalbadeen inay is caateeyaan, hablo badan ayaa lagu furay cayilka, marka dhaqanka sidaas ayuu isu rogay wixii shalay ficnaa maanta waa la nacay waxaa la rabaa gabar marka loo galmoonayo korka la saaranayo oo khafiif ah.
Xattaa ragga qaar waxay naceen dumarka madow ee soomaalida.
Ragga qaar waxay aaminsan yihiin naagta cad inay ka raaxo badan tahay midda madow.
Midabka saamays kuma laha raaxada galmada ninka iyo naagta dhex marto, raaxada waxaa saamaynaya qofka waxa uu aaminsan yahay iyo sida uu quruxda u arko iyo dhaqanka uu kusoo barbaaray, haddii qofka ay ka dhaadhacsan tahay naag cad inay qurux badan tahay iyada ayuu ku raaxaystaa, sidoo kale naag dheer naag buuran iyo naag caato dhammaan waa nafsi.
Laakin marka aan ka hadalno haweenka sida ay ku kala raaxo badan yihiin. waxaa jira arrimo kale oo naagaha ay ku kala duwanaan karaan xagga raaxada, tusaale ahaan waxaa ka mid ah dareenka xoogga badan ee murqaha alaabta gabadha iyo kulaylka iyo dhacaanka jiijiidma waxaas ayaa saameeya, la mid ma aha naag aan awood lahayn iyo naag sidaas aan ahayn, marka wax badan ayaa jiro oo halkaan aan lagu soo qoobi karin oo ka dhigaya naagta inay ka raaxo badan tahay midda kale. taas kuma xirna midab iyo dherer iyo cayil.
Hana illaawin midda hore oo ah ninka waxa ka dhaadhacsan nafsi ahaan.
Cayilka waa jirka oo naaxa baruur yeesha, cayilka marka uu yahay mid dhexaad ah, wuxuu tilmamayaa inuusan caafimaadka dhib haysan, caadi ahaan, haddii jirrooyin kale jirin, laakin marka uu xadka ka baxo wuxuu tilmaamayaa jirrooyin badan.
soomaalida ma aha dad mar kasta cuntada cuno, waxay cunaan seddex waqti, cuntada ay cunaan inta badan waa cunto qalallan, marka qofka sidaas ah ma cayilo, waa qof rajiim ku jira, sidoo kale biyaha soomaalida aad uma cabbaan, waxaa laga yaabaa qofka soomaaliga inuu biyaha cabbo marka uu si daran u oomo ama shaqo badan uu qabto ama meel dheer uu u lugeeyo kelia.
biyaha kaalin weyn ayay ka cayaaraan caafimaadka jirka. Mana la rabo inay kaa bataan.
sidoo kale cuntada ay qudaarta ku badan tahay soomaalida ma cunaan, waxaa laga yaabaa inuu cuno bariis ama baasto ama soor ama cambuulo. waxaa dhici karta hilib ama kalluun inuu la socdo.
waqtiyada waxa uu cunayo aad bay u kala fog yihiin.
soomaalida ku barbaartay dibadda way ka duwan yihiin kuwa gudaha, taas waxaa sabab u ah, waxaa is baddalay dhaqankooda cuntada iyo qaabka ay wax u cuni jireen.
waxaa laga yaabaa qofka inuu wax cuno isagoon gaajo haynin, marka cuntada waxay keenaysaa dufin badan.
marka qofka wuxuu keenaya jirkiisa baruur, sida ugu fudud oo lagu cayilo ayaa sidaas ah, adoon daawo raadinin, ama waxyaalo kale samaynin, haddii aad cuntada sida la rabay u qaadato, si dhaqsi ayaad u cayilaysaa,
daawooyinka cayilka dhib badan ayay u keenaan qofka, marka waxaa fiican in laga fogaado.
Teeda kale dumarka ayaa aad u cayila, taas waxaa sabab u ah waxyaalo badan.
Waxaa ka mid ah qaabka uu yahay jirka ama hormoonka dumarka, waad arkaysaa isku dabci ma aha, marka wax la cunayo, xagga fikirka xagga nasashada, gabdhaha buurbuuran ayaa ka badan ragga buuran, naagaha naag caato way ku yar tahay, waa sidaan kuu sheegnay, dadka qaarkii siiba dumarka meelo ayay ka cayilaan sida caloosha ama cajiraha ama dabada, cayilkaas inta badan waa mid u noqonaya qaabka uu jirka u samaysan yahay, naagaha dabada weyn waa dhalasho cayil ma aha, waayo waxaad arkaysaa naag caato ah laakin gadaal u buuran ama dambeed weyn leh, jirkeeda intiisa kale waa caadi, keliya badhida ayay ka weyn tahay ama naasaha, inteeda kale waa caato, rag sidaas oo kale wey jiraan oo caloosha kaliya ka weyn oo lugaha iyo gacmaha ka dhuuban, si kastaba ha ahaatee cayilka fiican ma aha mid qaabka xun leh, waa mid isku dheellitiran.
Cuntada ayaa ugu fiican wax lagu cayilo, sida digaagga ama iyo hilibka caanaha iyo qudaarta iyo furuudka dhammaan jirka ayaa ku naaxa, sababa cayilka jirka waa kuwan aan kasoo hadalnay.
Su’aalo badan ayaa jira oo ku saabsan cayilka jirka sidee ugu fiican, cuntadee lagu naxaa, maxaa lagu cayilaa, cayilka cudurka waa kee. marka waxaan kuu rajaynayaa caafimaad fiican, muuqaalkan haddii aad ha hesho laayik saar una sii gudbi qof kaste oo aad is leedahay wuu ka faa’idi karaa.
Waxaa kaloo jirto naagta buuran aad bay u dhididdaa waqtiga kulaylka, waliba meelaha hoose ayay ka dhididdaa.
Haddaysan timaha iska xiirin waa khatar.
Naagaha caatada sidaas ma aha, waayo dufinta ayaa aad u keenta dhididka marka kuleylka jiro.
Waxaa laga rabaa naagta inay ku dadaasho nadaafadda gaar ahaan dumarka hilibka leh.
Marka aan ka hadalno xagga quruxda taas waa dookh saan horay usoo sheegnay, qof wuxuu ka helaa naag caato qofna naag buuran.
Waxaa kaloo xusitaan mudan dumarka cuntada jecel dhakhsi ayay ku buurtaan.
Kuwaas marka ay yurub soo galaan waxaad arkaysaa lacag badan inay galiyaan cuntada kala duduwan.
Ninka sidaas ma aha, waayo socodkiisa ayaa badan dumarka inta badan socodkooda wuu yar yahay.
Waxaa kaloo jirto xagga quruxda dunida waxay u arkaan in naagta caatada ay qurux badan tahay. Gaar ahaan waddamada reer galbeedka.
Daawada Cayilka ugu dhaqsiga badan uguna fiican
The truth is, when it comes to health, it depends on the individual who is suffering from the ailment.
Obesity, when it exceeds the limit, becomes a disean if she is thin, she is called by that name.
It used to be said that a man who is civilized has a belly. When Somali men marry, they seek out plump women with large buttocks.se. This is universally known.
Some people also believe that a thin woman has a larger vagina.
A fat woman may be larger in flesh than a thin one, but internally or in terms of the vaginal canal, it is not necessarily larger. That is God’s creation. A slender woman might have a larger reproductive organ or vagina than a fat one.
However, regarding the clitoris or the labia, a fat woman’s is usually larger, or her pubic mound.
As for older women who have reached forty, when women age they gain weight, developing broad shoulders, a large back, and a plump buttocks. When fat accumulates in the hips, it is called “xusulbaruur” or “suxulbaruur.” This is not specific to widows; it applies to women who have reached forty, eve But when they came to Europe, the story changed. People discovered many things related to obesity and thinness. It was realized that health lies in the absence of excess flesh, and when body fat increases, it causes many diseases that trouble both men and women, such as diabetes or heart disease. There are also obese men with a lot of flesh who are very weak in terms of sexual pleasure.
It is said that their women cannot satisfy them as desired, or that most of their “tree” (penis) is very short, unable to reach far into the woman. So they began to go to the gym, both men and women, especially those living in Europe. Somali women came to hate their flesh and greatly desired the thinness they saw, because the culture had reversed. Likewise, Somali men who went to Europe came to dislike fat Somali women. They demanded that they become thin. Many girls were put on diets to lose weight. Thus, the culture turned around; what was good yesterday is now hated. What is desired is a girl who, when you have sex with her, you can get on top of her and she is light.
Even some men have come to prefer dark-skinned Somali women.
Some men believe that a light-skinned woman gives more pleasure than a dark-skinned one.
Color has no effect on the sexual pleasure that passes between a man and a woman. Pleasure is influenced by what a person believes, how they perceive beauty, and the culture they were brought up in. If a person is convinced that a light-skinned woman is beautiful, he will enjoy her. Likewise, a tall woman, a fat woman, or a thin woman – all are about personal psyche.
But when we speak about how women differ in terms of pleasure, there are other factors by which women can vary. For example, the strong sensation of a girl’s pelvic muscles, warmth, and the friction of intercourse – these have an effect. A woman who lacks ability is not the same as one who does not. So there are many things that cannot be summarized here that make one woman more pleasurable than another. That is not dependent on color, height, or fatness.
Do not forget the first point: what the man is convinced of psychologically.
Obesity is when the body gains fat. When obesity is moderate, it indicates that health is not suffering, normally if there are no other diseases. But when it exceeds the limit, it indicates many illnesses.
Somalis are not people who eat all the time; they eat three meals. Most of the food they eat is dry food, so a person like that does not become obese; he is dehydrated. Also, Somalis do not drink much water. A Somali person might only drink water when he is extremely thirsty, or does a lot of work, or walks a long distance.
Water plays a major role in the health of the body. And you should not let yourself lack it.
Likewise, Somalis do not eat food rich in vegetables. They might eat rice, pasta, porridge, or beans. It may be accompanied by meat or fish. The times they eat are very far apart.
Somalis brought up abroad are different from those back home. This is because their food culture and eating habits have changed.
A person might eat when not hungry, and that food causes a lot of accumulation.
Thus, the easiest way for a person to put fat on their body and become obese is simply by doing that – without seeking medicine or doing anything else. If you eat food as desired, you will quickly become obese.
Weight loss medications cause a person a lot of harm, so it is best to avoid them.
On the other hand, women get very obese – there are many reasons for that.
Among them are the nature of the female body or female hormones. You see that it is not the same for everyone – in terms of eating, thinking, resting. Plump girls are more numerous than obese men. Thin women are rare among women. As we have said, some people, especially women, gain fat in certain areas like the stomach, buttocks, or hips. That obesity is mostly due to the body’s natural shape. Women with big buttocks are born that way; it is not obesity. Because you can see a thin woman who has a large behind or big posterior – the rest of her body is normal. Only her buttocks or breasts are larger; the rest is thin. There are also men like that, with only a large belly and thin arms and legs. In any case, the best kind of obesity is not one with a bad shape, but a balanced one.
The best way to gain weight is through food, such as chicken, meat, milk, vegetables, and fruits – the whole body thrives on them. The causes of body obesity are what we have discussed.
There are many questions about how best to gain weight, what foods to thrive on, what to eat to become obese, and which obesity is a disease. So I wish you good health. If you find this content useful, please press like and share it with everyone you think could benefit from it.
Also, a fat woman sweats a lot during hot weather, especially in her lower areas. If she does not shave her hair, it is dangerous. Thin women are not like that, because fat is what causes sweating when there is heat. A woman is required to strive for cleanliness, especially fleshy women.
When we talk about beauty, that is a matter of taste, as we said earlier. Some find a thin woman beautiful, others a fat woman.
It is also worth noting that women who love food become fat quickly. When they come to Europe, you see them spending a lot of money on various foods. Men are not like that because they walk a lot, while women’s walking is generally little.
Furthermore, regarding beauty, the world sees a thin woman as beautiful, especially in Western countries.
