Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa

Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa Su’aasha: Juuj iyo wa ma juuj ma laba qoombaa mise waa hal qoom. Jawaabta: Juuj iyo Maajuuj waa dad ka soo jeeda Yaafth bin Nuux nabi Nuux (CS) wiilkiisa waa labo ummad oo ku nool adduunka, waxaa lagu xiray meel aysan kasoo bixi karin sida quraanka sheegay, waayo […]

Categories
Caafimaadka Health

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka Su’aasha: scw walaal waxaan isku arkaan kulyl daran jirka oo dhan waa i kululaanaa qandhana ma i hayso maxaa keeno kulaylka jirka mala dhihi karaa cudur qarsoon ayaa jira fadlan jawaab wacan Jawaabta: Jirka sababo badan ayaa kulayl u keena qaar waa cudur qaarna waa sababo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

Su’aasha: scw qofkii arko asoo guri dheer dhowr dabaq ah kaso dhacaayo maxaa lagu fasiri karaa, wuxuuna soo toosaya asoon soo dhicin laakin qarka u saran inuu so dhaco Jawaabta: Culimada riyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo meel dheer kasoo dhacaayo waa qof ka baqaya arrin muhim u ah oo walwal ku hayso, cabsidaas […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Su’aasha: Asc sxb wanku salaamay seetahay nio habeen dhaxdaas ayaan ku riyooday wllky oo askari ah oo qori wato iyo ninkale oo isaga u eg oo isla socdaan oo xaafada noogu yimid markaasa lala fajacaa isku ekaanshaha wllky iyo ninkan ay isku egyihiin hada wllky si rasmi ah askari uma ahan balse dhawaana la qalabeyn […]

Categories
Sheeko Story

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay Waa sheeko gaaban oo muri weyn xambaarsan: Nin beeralley ayaa faras iska lahaa faraskii wuu xanuunsaday wuxuu u yeeray dhakhtarka xoolaha markuu baaray ayuu yiri: Hadduusan kicin faraska seddex maalmood kaddib waa in la dilaa, waxaa maqlay wan oo meesha joogay, wankii wuxuu u tagay faraska wuxuu u […]

Categories
Fatwada

Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo

Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo Su’aasha: Wll qofku marka uu ducaysanayo ee uu ducada dhamaysto labada gacmood inuu wajigiisa ku masaxaa ma arrin soo aroortay oo waarid ahbaa mise waa la iska caadaystay. Jawaabta: Qofka marka uu ducaysanayo inuu gacantiisa wejiga mariyo ama ku masaxo culimada way isku khilaafeen qaar waxay qabaan […]

Categories
Sheeko Story

Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah

 Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah Culaysyo badan oo dhinacyada nolosha ah ayaan si maalinle ah u dareemayay, inkastoo aanan dhihi karin dhibaatooyin waawayn ayaa I haystay hadana sidaasoo ay tahay marar badan waxaan dareemi jiray diiqad,welwel , walbahaar iyo rajo xumo. Laba waqti ayaan dareemi jiray daganaasho iyo farxad; marka aan masjidka […]