Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

Su’aasha: scw qofkii arko asoo guri dheer dhowr dabaq ah kaso dhacaayo maxaa lagu fasiri karaa, wuxuuna soo toosaya asoon soo dhicin laakin qarka u saran inuu so dhaco Jawaabta: Culimada riyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo meel dheer kasoo dhacaayo waa qof ka baqaya arrin muhim u ah oo walwal ku hayso, cabsidaas […]

Riyada cabsida badan leh maxaa lagu fasiri karaa

Riyada cabsida badan leh maxaa lagu fasiri karaa

Su’aasha: SCW qofka mararka qar wuxuu ku riyoonaa riyo cabsi lix sida asoo meel kasoo dhacaayo ama gaari dhufanayo ama mas qaniinayo ama guriga uu ku jiro gubanayo asoon ordi karin qofka ridas markuu arko wuxu soo toosaa asoo wadnaha garacmayaan marka maxaa la dhihi karaa riyadaa? Jawaabta: Riyada cabsida leh inta badan shaydaan ayay […]

Riyada Culayska xabadka kaa fuulaya

Riyada Culayska xabadka kaa fuulaya

Su’aasha: Mararka qaarkoda waxan ku riyoodaa anoo culays is saaran yahay waxaan rabaa inaan hadlo mana hadli karo neefta ayaa iga xirmayso waxayna u badan tahay riyadaas xiliga salaada subax, sidoo kale waxaan arkaa anoo kaadi daran hayso markaas inta badan maxaa la dhihi karaa fasirka riyadaas Jawaabta: Riyada aad sheegtay waa dhadhab ma aha […]

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay

Riyada cabsida leh maxay calaamad u tahay Waxaa la sheegay qofka la sixray ama il hayso wuxuu arkaa riyooyin cabsi badan leh. riyooyinkaas oo ah kuwa aan loo adkeysan karin qofka hurdada ayuu kasoo boodaa wuxuuna dareemayaa naxdin jirkiisana wuxuu ka arkayaa dhidid badan Sixirka qofka qaabab badan ayuu uga soo muuqanayaa, waxaa ka mid […]