Waxan ku riyoday anigo ciidamo badan oo Ethiopian ah i waraysanayaan

Waxan ku riyoday anigo ciidamo badan oo Ethiopian ah i waraysanayaan

Waxan ku riyoday anigo ciidamo badan oo Ethiopian ah i waraysanayaan Riyada: Waxan ku riyoday anigo ciidamo badan oo Ethiopian ah i waraysanayaan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad ka cabsan doonto inaad la kulmayso waliba waa amaandarro ama meel dagaal ka dhici doono ama cadow Waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa digniin kugu socoto […]

Riyo dhagax nalagu soo tuuraayo aniga iyo hooyo

Riyo dhagax nalagu soo tuuraayo aniga iyo hooyo

Riyada: asc waxaa rajena inaa caafimad qabtaan. riyada waxaan ku arkay aniga io hooyade meel waxaa joognaa barxad ah oo dadbadani ay joogan sidoo kale meel luuq ah ayaa kudhuumanena anagoo dhan askar ayaa gadaal dhagax nooga soo tuureysa dhagax waawen aniga waxaa iskuduuba hooyadee oo dhagaxaha ayada kudhici lahaa anigaa isku aadinaya oo dhamaan […]

Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Su’aasha: Asc sxb wanku salaamay seetahay nio habeen dhaxdaas ayaan ku riyooday wllky oo askari ah oo qori wato iyo ninkale oo isaga u eg oo isla socdaan oo xaafada noogu yimid markaasa lala fajacaa isku ekaanshaha wllky iyo ninkan ay isku egyihiin hada wllky si rasmi ah askari uma ahan balse dhawaana la qalabeyn […]

Riyada oo buundo laga gudbayo iyadoo quraan la akahrinayo

Riyada oo buundo laga gudbayo iyadoo quraan la akahrinayo

Su’aasha: Asc wll, xalay ayaan riyooday riyadaasina waxay ahayd; annaga oo ah dad badan oo iskugu jira shacab iyo ciidan ayaan ka nimidnay itooobiya waxaanan kusoconnay somaliland, dadkan aan kuwada soconnaa way isku jiraan soomaali iyo qoomiyado kaleba kadib waxaan soo gaadhnay xuduudda somaliland kadibna askarta somaliland ayaa baadhitaan Nagu bilaaabay qofkasta oo labaadhana waa […]

Riyada gabar dhar dhaqayso oo agteeda qarax ka dhacaayo

Riyada gabar dhar dhaqayso oo agteeda qarax ka dhacaayo

Su’aasha: Asc walaal waxan ku riyooday Anigo dhar dhaqaayo askar Aya agteena Marty wayna iga shakiyeen waxay dhahen halkan miino ku duugan Meshan biyo Aya ku jire Iyaga dhaxdoda iskhilaafay isla marki qiiq Aya kace Wixina way qarxen dadna wax Kuma gaarin Maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa khayr inshaa Allaah wixii dhib iyo murugo […]

Riyada dagaalka oo ciidamo aad la socoto

Riyada dagaalka oo ciidamo aad la socoto

Riyada: Asc walaalaha Daruur Nabad ayaan idin rajeeyey Waxaan ku riyooday riyo dheer oo qaab aan u dhigo aan garan waayey Waxaan arkay riyo dagaal Laba ciidan is dagaalayo oo ane mid kamid ah aan lasocdo aniga aan hub wadan xili habeen nimo ah ayaan ka baxsaday ciidankii aan lasocday waxaana usoo baxsaday Kuwa ay […]

Riyada anoo madax ka ah ciidamada bada falastiin

Riyada anoo madax ka ah ciidamada bada falastiin

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan nabadgalyo guudkiina ha ahaato waxaan ku riyooday anoo falastin ku caawiyay 350 wadhaf iyo quraarado qarxaaya oon dagaalka kula jiro qasa oon yuhuuda eyanayno iyo anoo ciidamada bada ee falastine madax la iiga dhigay iyo gabadh falastine ah oo aad iyo aad u qurux badan oo hooyadeed intay […]