Bisad baan iga harin inay shaydaan tahay malaga yaabaa

Bisad baan iga harin inay shaydaan tahay malaga yaabaa Su’aasha: Asc bahda daruuro ilahay ah idin xiftiyo aakhiro aduunba idinka iyo awlaadiinaba bogaan waxbadan ayaan kabadatay kana faa iday intaan kusoo biray Walayal waxan maqlay in bisada ama yaan yuurta ay shaydanmadu adeegsadan sh yutub ku jira kadhagaystay hadaba waxaa jirta bisad gurigaya korkiisa aan […]
Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa

Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa Su’aasha: Juuj iyo wa ma juuj ma laba qoombaa mise waa hal qoom. Jawaabta: Juuj iyo Maajuuj waa dad ka soo jeeda Yaafth bin Nuux nabi Nuux (CS) wiilkiisa waa labo ummad oo ku nool adduunka, waxaa lagu xiray meel aysan kasoo bixi karin sida quraanka sheegay, waayo […]
Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya

Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya Waxaa jira sixir iyo il iyo jin, waxaana u dhexeeya farqi weyn dhamaantooda, waxaan uga hadlaynaa mid kasta si kooban Sixirka waa wax jiro oo ku soo arooray Quraanka kariimka, dadka sixirka sameeyo waxay adeegsadaan shayaadiinta si ay u gaaraan dantooda, sixirka intiisa badan wuxuu ku dhisan […]
Jinka hadii cunta la siiyo dambi miyaa

Jinka hadii cunta la siiyo dambi miyaa Su’aasha: Asc wll hooyaday ayaa xanuunsan waxaana lagu yiri Jin aad hore bun u siisay ayaa kugu kor ooman Marka si ay u caafimaado u hesho hadii Jinka Cuna lasiiyo ma dambi baa iyadoo la fiirinayo Caafimaadka qofka. Jawaabta: Jinka in cunto la siiyo si uu wax kuugu […]
Cunto jin loo diyaariyey hadii aad cunto Maxaa kugu dhacayo

Su’aasha: Asc waxaa jirta gabadh walashay ah oo mudo xanuusaneysay waxaa la sheegay in ay cuntay Cuno jin loo diyaariyey in lasiiyo walaashay waxaas mey aaminsaneyn Waxayna joogtay guri waxaas Laga aaminsan yahay iyadana way iska cuni jirtay waxa jinka loo diyaariyey mudo kadib ayey xanuunsatay ilaa hadana way xanuunsan tahay su,aasheyda waxay tahay Jinka […]
Jinka dhib ma ii geysan karaa qofka uu saaran yahay haduu ii xanaaqo

Su’aasha: Asc wll webka Daruur aad ayaad u mahadsan tihiin aad ayaan u jeclahay webkan wll waxaan doonayey inaan Su,aal idinka waydiiyo Jinka Waxaa jirta maamo eedaday ah oo jiniyo kusoo dagaan sida la iisheegay waxay ka dhaxashay ayeeyday Hal naag oo Jin ahna waxay kusoo raacday jaceyl oo Dhaxal ma ahan jiniyada Hal iyo […]
Codka jiniga oo oohinta caruurta u eg habeenkii la maqlo

Su’aasha: Asc wwb dhamaan waad salaaman tihiin waxaan rabey in la ii fasiro riyadan”markaan qaan gaarey laga soo bilaabo habeenkii markaan seexdo oo waqti dambe aan soo kaco ama dhafar aan ku gaaro waxaan maqlaa cunug yer oo oynaya , marka dadka i ag jiifa aan soo kiciyo oon weydiiyana waxay i leeyihiin wax ma […]
