Categories
Fatwada

Zayd bin Xaaritha iyo Umu Ayman imisay kala weynaayeen

Su’aasha: Walaal mudooyinkan danbe siirada rasuulka ayaan sigaar ah ubartaa una daraaseeyaa sidoo kale aan akhriyaa, waxa jirta arrin aan fahmi waayay oo aan xoogaa ku wareeray arrintaasina waxay tahay,, ummu ayman (barakah binu thaclaba) iyadaa soo xannaanaysay oo soo korisay rasuulka scw. Waxayna ahayd adoontii nabiga aabihii abdulahi. Hadana dhinac marka lafiiriyo waxa guursaday […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey Salaan kadib walaalayaal waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal maalmahn oo dhan i wareerisey marka aan tafsiirka qur,aanka dhageysanayo waxaan is weydiiya suaal ah انا أنزلنا ilaahey marka uu leeyhy waan so dejiney micnha jamacaas ayaa maskaxdeyda wareeriyey marka wll ii faahfaahi waad mahadsantihiin Jawaabta: Luqadda carabiga iyo […]

Categories
Fatwada

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa Su’aasha: Waswaska soon nadar ah ayan kudibanahay ramadaanka wixi kadanbeeyey ayan isku arkay su’aalo badan OO laidinkaso waydiiyay wan wan arkay keyga wa waali waxyaalo aan macno laheyn xita wan ku waswasaya sida qofkan hadu isalami wayo , hadi rakacadan idafto, hadi sheikh hebal OO kale aan noqon wayo , […]

Categories
Fatwada

Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay

Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay Su’aasha: Walaal ninkii yahuudiga ahaa ee la odhan jiray mukhayriiq ee dagaalkii uxud rasuulka lagalay ee kudhintay miyuu islaamay intaanu dagaalka galin mise isagoo yuhuudi ah ayuunbuu nabiga la dagaal galay si uu magaalada madina u difaaaco Jawaabta: Mukhayriiq bin Annadiir  مخيريق بن النضير  wuxuu ahaa caalim […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo

Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo Su’aasha: Walal  fasirka riyada  abahay oo geeriyoday  oo xabashisa aan dul joogo  ayaanku riyooday Abahayna  wakhti hore ayuu geriyooday Alle ha uu naxariste Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u xiistay aabahaaga isagana inuu kaaga baahan yahay duco, marka ha illaawin inaad u duceyso mar kaste aad salaad […]

Categories
Caafimaadka Health

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo Su’aasha: scw cajiraha cucun daran ban ka dareemaa waxan raba maanto dhan inaan xoqo maqaarka gudaha cajiraha wuxuu noqday maqaar adag oo madow daran ah taas cayilka miyaa keenaya oo labada cajirood is xoqaya kareem ma jiraa oo la marin karo oo meesha u roon. Jawaabta: Cayilka cajirada wuxuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun Riyada: Xaaskayga oo aanu hadda is guursaney oo aanaan weli is arag maadaama aanu laba wadan ku kala noolahay waxay ku riyootaa riyo Qof uskag weyn oo fool xun oo lagu khasbayo oo lagu leeyahay waa ninkaagii iyana ay leedahay maaha ninkaygii maxay riyadaasi noqonaysaa.   […]