Categories
Af English

Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso

Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso Mararka qaar aad rabto inaad ereyo barato waxaad kusoo xusuusan kartaa dhexeeye iyaga ka dhexeeyo, marka dhexeeyahaas aad ku xifdiso si sahlan ayaad usoo xusuusan kartaa kalmadahakale oo dhxeeyahaas uu ku jiro. Ereyo English oo uu ku jiro dhexeeye isu keenaya, dhexeeyahaas waa ereyga “WIN“, sida jadwalkan […]

Categories
Caafimaadka Health

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid Su’aasha: scw walaal qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig ayaa iga yimid waxaan ka dareemayaa caloosha barar maxaa keeni kara arrintaas Jawaabta: Diigga waxaa laga yaabaa inuu ka yimid ilamgaleenka, waxaa dhici karta inay dhibaato ka jirto oo qaliinka […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Culimadu markay axaadiista rasuulka scw fasirayaan maxay udhahaan “aw kamaa qaal”

Su’aasha: Walal culimadu markay axaadiista rasuulka scw fasirayaan maxay udhahaan “aw kamaa qaal” ama “calaa macnal xadiith” iwm. Jawaabta: Ereyga   أو كما قال   ama  على معنى الحديث  waxaa la adeegsadaa qofka marka uusan xifdisnayn ereyada xadiiska nabawiga oo nabiga (SCW) laga wariyay, wuxuu diidayaa inuu ereyo soo arooriyo oo uusan nabiga (SCW) dhihin, marka wuxuu […]

Categories
Fatwada

Weysada maku burtaa taabashada kaadida iyo maro kaadi leh

Weysada maku burtaa taabashada kaadida iyo maro kaadi leh Su’aasha: Acs bahda daruur waad ku mahadsantihiin sida fiicn ii umada soomaaliyeed ugu adeegtaan ilaahey ha idinka awaal mariyo. Marka aan uso laabto su,aasheyda wll waxn maqley dad isku heysta marada hadey kaadi leedahy ama saxaro weysada wey buriyaan marka maxaa ka jira jawaab wcn. Jawaabta: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala’aan ah

Su’aasha: Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo kulanay ama is aragnay markii isugu kaayo horaysey Anigoo labada lugood I go an yihiin Welina ismaano arag Oo anigaa dalka kamaqan weligayo si live ah isumaanu arag laakiin waxa soo dhowaadey xiligii aan tegi lahaa wadanka Riyadaasi maxay noqon kartaa SUAASHA 2 AAD aniga markasta waxa ku badan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Farta jabsan waa maxay

Riyada Farta jabsan waa maxay Riyada: Asc: Riyada waxaan ku arkay walalkey iga yar oo fartiisa jabsan waliba faraha dhexe mid kamid ah ayaa kajabsaneed oo isbitaal asigoo loosiwada igu danbeysay   Fasirka: Riyada jabitaanka farta guud ahaan waxay tilmaamaysaa qofka inay arrimo ka hallaabayaan, waliba arrimo la xiriira qaraabadiisa walaalaha ama faraca awoowaha, sidoo […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka Su’aasha: Asc waxan raba inaan i sheegtan baabasiirta waxa ay tahay iyo astamaha lagu garto nabraha iyo babasita maxaa farqi ah u dhxeeyo babaasirtu dhiig miyay ledahay daawada ugu fican maxaa la dhihi karaa fadlan faahfhin dheraad iga siya idinkoo ku mahadsan howsha ad dadka u […]