Riyada leygu dhahay nololashada sidas sinka cad oo mirir ka leh

Riyada leygu dhahay nololashada sidas sinka cad oo mirir ka leh Riyada: Asc Walal riyada ii fasir marka hore waxan bilaabay iscilaajin quran ka ah. waxan quran ku aqriyey Saliid iyo biyo kadibna habenkii intan sexan wa cabaa biyaha jirka dhan marsada biyaha iyo salida. Hal haben ban ilaabay isla haben kas waxan ku riyoday […]
Riyada urka badan oo kasoo baxaya timaha madaxa gabadha

Riyada urka badan oo kasoo baxaya timaha madaxa gabadha Riyada: Waxaad ii fasirtaa gabar wali aan l guursanin haday riyo ku aragto madaxeeda oo ad suoo uraya xaafada oo dhan ayaa laga urinayaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay qabsan doonto fadeexo weyn oo xaafada oo dhan gaarayso. Waa fadeexad oo burburin karta sumcadda ay […]
Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay Riyada: wll waxaa jiro nin habaryartayda qabijiray wiil ayee udhashay way umulraacday markay dhalaysay ninkeda ayaa lajogay dagaal ayaana kadhaxeyay intay uurka laheed inay iska furto aye rabtay lkn ayeeyo ayaa udiiday dadka dhan waxay dhahaan ninkan ayaa sawab uahaa dhimashadeda maxaa yelay asiga ayaa […]
Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun Riyada: Xaaskayga oo aanu hadda is guursaney oo aanaan weli is arag maadaama aanu laba wadan ku kala noolahay waxay ku riyootaa riyo Qof uskag weyn oo fool xun oo lagu khasbayo oo lagu leeyahay waa ninkaagii iyana ay leedahay maaha ninkaygii maxay riyadaasi noqonaysaa. […]
