Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid

Su’aasha:

scw walaal qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig ayaa iga yimid waxaan ka dareemayaa caloosha barar maxaa keeni kara arrintaas

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid
Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid

Jawaabta:

Diigga waxaa laga yaabaa inuu ka yimid ilamgaleenka, waxaa dhici karta inay dhibaato ka jirto oo qaliinka ka dhalatay,  laakin bararka caloosha ayaa ah wax u baahan in la baaro, waxaa fiican inaad dhakhtarka ku qalay mar kale ku laabataan oo aad weyddiisaan sababta keeni karta arrintaas bararka taasna waxaa lagu ogaan karaa baaritaan.

Teeda kale qaliinka dhalmada oo hadda soo batay waa qorshe oo lagu yareynayo dhalitaanka, dhalmada dabiiciga ayaa lala dagaallamayaa, sidaa awgeed waxaad arkaysaa qofka waxaa lagu qasbaa qaliin, iyadoo dumarka dhalmada caadiga dabiciiga ay u fududdahay, dhalmada marka ay adkaato oo xal kale la waayo ayaa qaliin la aadaa, xaaladahaasna aad bay dhif u yihiin, laakin hadda sheekada sidaas ma aha, marka qaliinka dhibaatooyin kale ayuu naagta u keeni karaa, qofka waxaa fiican inuu iska ilaaliyo qaliin inuu ku degdego.

Riyada dhalmada cunug la dhalayo

The lump may have come from the uterus, it is possible that there is a problem resulting from the surgery, but the swelling in the abdomen is something that needs to be examined, it is better to go back to the doctor who operated on you and ask the reason for the swelling and this can be determined through examination.
On the other hand, the current increase in cesarean section is a plan to reduce the number of births, natural births are being fought, so you see that people are forced to have surgery, while women have an easier natural birth, when childbirth is difficult and there is no other solution, surgery is resorted to, and these cases are very rare, but now that is not the case, when surgery can cause other problems for the woman, it is better for a person to avoid rushing into surgery.

Leave a Reply