Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala’aan ah

Su’aasha: Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo kulanay ama is aragnay markii isugu kaayo horaysey Anigoo labada lugood I go an yihiin Welina ismaano arag Oo anigaa dalka kamaqan weligayo si live ah isumaanu arag laakiin waxa soo dhowaadey xiligii aan tegi lahaa wadanka Riyadaasi maxay noqon kartaa SUAASHA 2 AAD aniga markasta waxa ku badan […]
Riyada Farta jabsan waa maxay

Riyada Farta jabsan waa maxay Riyada: Asc: Riyada waxaan ku arkay walalkey iga yar oo fartiisa jabsan waliba faraha dhexe mid kamid ah ayaa kajabsaneed oo isbitaal asigoo loosiwada igu danbeysay Fasirka: Riyada jabitaanka farta guud ahaan waxay tilmaamaysaa qofka inay arrimo ka hallaabayaan, waliba arrimo la xiriira qaraabadiisa walaalaha ama faraca awoowaha, sidoo […]
Riyada lugta bidixda oo iga go’an

Su’aasha: Waxaan ku riyooday lugteeda bidix oo jaran oo hal lug oo midig lee iiharsan alx labadeedsba waan qabaa lkn riyada dhexdeeda hal lug bidix baa iga go need sidoo kale waxaan uekaa qof kufaraxsan lugta kajaran oo riyada dhexdeeda lugteeda oo jaran baan kufaraxsanaa oo ugu dambeen riyada dhamaadkeda waxaan hadana umuuqday qof kamurugsanaa […]
Riyada cago bini’aadam oo lasoo jaray

Su’aasha: Ascww sheikh riyada sidan ah maxa lagu fasiraa cagaha baniaadam ka inta lagu socdo ama dhulka la dhigo oo la soo jaray oo dad badan iska leeyihiin qof haayo ayan arkay waa la ii kala sheega kuwan waxa iskalahaa nin heblo kuwana naag hebalaayo aniga ma jecleysan wan ku yaqyaqsoonaa. Jawaabta: Riyada aad aragtay […]
