Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala’aan ah

Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala'aan ah

Su’aasha: Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo kulanay ama is aragnay markii isugu kaayo horaysey Anigoo labada lugood I go an yihiin Welina ismaano arag Oo anigaa dalka kamaqan weligayo si live ah isumaanu arag laakiin waxa soo dhowaadey xiligii aan tegi lahaa wadanka Riyadaasi maxay noqon kartaa SUAASHA 2 AAD aniga markasta waxa ku badan […]

Riyada lugta bidixda oo iga go’an

Riyada lugta bidixda oo iga go'an

Su’aasha: Waxaan ku riyooday lugteeda bidix oo jaran oo hal lug oo midig lee iiharsan alx labadeedsba waan qabaa lkn riyada dhexdeeda hal lug bidix baa iga go need sidoo kale waxaan uekaa qof kufaraxsan lugta kajaran oo riyada dhexdeeda lugteeda oo jaran baan kufaraxsanaa oo ugu dambeen riyada dhamaadkeda waxaan hadana umuuqday qof kamurugsanaa […]

Riyada qofka oo dhagta ka go’ayso

Riyada qofka oo dhagta ka go'ayso

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa qofka haduu ku riyooda asoo hal dhag laga gooay? Jawaabta: Dhagta waxay astaan u tahay nasteexo qofkii ku riyoodo asoo dhegta laga gooyay wuxuu waaynayaa wax u nasteexeeyo, waxaa kaloo lagu fasiraa gooynta dhegta furiin, qofkii dhegta laga gooyo waxaa laga yaabaa inuu xaaskiisa furo.   Gabar riyo ku aragtay […]

Riyada qofka oo lugta ka go’day

Riyada qofka oo lugta ka go'day

Su’aasha: Asc Xalay waxaan ku riyoodey anoo lugta iiga go’day oo lug la’aan ahay oo haddana iska socdo Mana aqaaani goortii ay iiga go’day. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa khasaaro inay kula soo gudboonaanayso, khasaaradan waxay noqon kartaa xagga hantida ama wax kale aad waayn doonto, haddaad gaari leedahay gaarigaaga inuu hallaabi doono, riyadan sharteeda Alle […]